2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya oo Diiday Natiijada Doorashada Madaxweynaha Musharraxa looga adkaaday doorashada madaxweynaha dalka Kenya Raila Odinga ayaa kasoo horjeestay natiijada lagu shaaciyay in madaxweynaha dalkaas uu ku guuleystay William Samoei Ruto oo ahaa madaxweyne ku-xigeenkii dalkaas, Raila…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne William Ruto? Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa ugu hambalyeeyey isaga iyo Ku-Xigeenkiisa Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Shiikh Aadan Madoobe oo Magacaabay Lataliye Cusub Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la taliyaha xafiiska guddoomiyaha golaha ee Arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka u magacaabay Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Turkiga Uga Qeyb Galay Shir Ku Saabsan Deyn Cafinta Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qeyb galay shirka dhamaystirka deyn-cafinta ee Soomaaliya iyo Hay’adaha dhaqaalaha caalamka oo ay hoggaan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Meydka Madaxii Xarunta Codbixinta Doorashooyinka Kenya oo Booliisku Helay Sida maanta oo Talaado ah ay shaaciyeen warbaahinta dalka Kenya waxaa la helay Meydka madaxii xarunta cod bixinta doorashadii ka dhacayday dalkaas, kaas oo laweysnaa maalmihii lasoo dhaafay, arrintaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Somaliland oo Guddi U Magacaabay Khasaaraha Ka Dhashay Mudaharaadyada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa guddi u saaray sidii xal looga gaari lahaa dhibaatadii ka dhalatay mudaharaadyadyo dhowaan ka dhacay magaalooyin Haygeysa, Burco iyo Ceerigaabo, kaas oo looga soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Shir Looga Haday Amniga Gobolka Mudug oo Gaalkacyo Kusoo Idlaaday Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa maanta kusoo gabagaboobay kulan looga hadalayay amniga heer gobol iyo heer degmo, waxaana shirka guddoomiyey guddoomiyaha gobolka Mudug Feysal Sheekh Cali, kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Shirka Horumarinta Caafimaadka Afrika Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda federalka Soomaaliya Dr; Maxamed Xasan Maxamed, ayaa dalka Tansaaniya kaga qeyb galay shir looga hadlayay horumarinta Caafimaadka Afrika , waxaana qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Fiqi oo Kulan La Qaatay Madax Ka Socota Hey’adda USAID Mareykanka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka iyo Dib u heshisiinta Mudane Ahmed Moalim Fiqi oo ay wehlinayaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Mudane, Ilyaas Cali Xasan ayaa la kulmay madax ka tirsan hey’adda USID…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Imtixaanka Dugsiga Sare oo la shaaciyay Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay natiijada imtixaan dugsiga sare ee ay qaadday dowladda. Sanadkaan ayaa waxaa imtixaanka u fadhiistay ku dhawaad 35-kun ee arday…