2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle? Madaxweynaha dowlada goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoonshay Shirka golaha wasiiradda maamulka, kulanka Golaha ayaa looga hadlay arrimaha dhowr ah, kuwaas oo ugu horeyso dardargalinta amniga, dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Masar: 41 Qof oo ku dhimatay dab ka kacay Kaniisad Inta la xaqiijiyay 41 qof ayaa ku geeriyootay, halka 14 qof ay uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii dab uu ka kacay kaniisadda Coptic oo ku taalla magaalada Qahira…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Israel: Gaari Bus ah oo la weeraray Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay gaari bas ah oo marayay meel u dhow magaalada Qudus, isagoo dhaawacay sideed Israa’iili ah. Laba ka mid ah dadka dhaawaca ah oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaro ka dhashay shil ka dhacay Hargeyso Inta la xaqiijiyey hal qof ayaa ku dhintay shan kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo oo xalay ka dhacay magaalada Hargeysa ee Somaliland. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad Deegaanka: Dab khasaaro gaystay oo ka kacay Jig-jiga Warararka naga soo gaaro magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxa ay sheegayaan dab khasaaro gaystay uu ka kacay xaafad ku taallo magaalada. Dabka ayaa waxaa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xisbiyada mucaaradka oo guddi u magacaabay khasaaraha ka dhashay banaabaxyo ka dhacay Somaliland Xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo WADANI, ayaa magacabay guddi baaritaan ku sameeyay khasaaro ka dhashay banaanbaxyo maalintii khamiista ahayd ka dhacay magaalooyinka waawayn ee Somaliland. Guddigaan ayaa ka kooban sagaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Duulista Soomaaliya oo Soo Saartay Go’aan Ku Aadan Garoonka Aadan Cadde Qoraal kasoo baxay wasaaradda duulista hawada xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu joojiyay in la dhisan karo dhulka danta guud, kaas uu leeyahay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, dhulkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uul Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Gaalkacyo Lagu Dilay Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay sheegayaan in dambley hubeysan ay ku dileen mas’uul ka tirsan, wasaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Puntland. Marxuumka la dilay ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Imaaraadka Kala Wareegtay Deeq Gargaar ah Dowladda federalka Soomaaliya ayaa maanta dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegtay deeq raashin gargaar ah, taas oo loogu talo galay in la gaarsiiyo dadka ay saamaysay abaarta baahsan ee ku dhufatay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabaddoon Muqdisho Ugu Geeriyooday Dhaawac Soo Gaaray Maalmo Ka Hor Nabaddoon dhowaan kooxo hubeysan ay dhaawac ugu geysteen degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa galabta wuxuu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray rasaar ay ku fureen xilli uu ku siijeeday hoygiisa…