10 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Akhriso: Lixda Tiir ee Xukuumadda Xamse Barre Ra’isul wasaare Xamze Barre ayaa soo bandhigay lix tiir oo xukuumaddiisa ay ku shaqeyn doonto muddo xileedkeeda, kuwaas oo kala ah (1). Tiirka Dib u xorreynta iyo Sugidda amniga, (2).…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ilaalada xeebaha Turkiga oo soo badbaadiyay Muhaajiriin Ciidamada Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa soo badbaadiyay muhaajiriin ay ciidamada Gariigga dalkooda ka soo celiyeen, xilli ay dhuumasho ku galayeen. Inta la xaqiijiyay 8 qof oo muhaajiriin ah ayay badda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degmada Cadaado oo Dhisatay Gole Deegaan iyo Dhaarinta Xubnaha oo Dhacaysa Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u-heshiisiinta dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaacisay liiska xildhibaannada golaha deegaanka degamada Cadaado ee gobolka Galgaduud, kadib doorashadii ka dhacaday magaalada, taas oo lagu soo doortay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaam African Bank exports to UGANDA Today, we celebrate Salaam African Bank’s meteoric rise as it continues its expansion in the region. Indeed, following the Vision 2035 of our President, Salaam African Bank will continue its…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Uganda oo kawada hadlay xoojinta xiriirka labada dal Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada dalka Uganda ee Entebbe dhiggiisa Yoweri Kaguta Museven. Labada mas’uul ayaa kawada hadlay horumarinta xiriirka iyo iskaashiga ay wadaagaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Doorashada Barasaabyada ismaamulada qaar oo la joojiyay Guddiga doorashada dalka Kenya ee IEBC ayaa shaaciyay in la joojiyay doorashada ismaamulada Mombasa iyo Kakamega, ee dalka Kenya. Dalka ayaa maanta oo Talaado ah waxaa ka bilaabmay doorashada madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Alshabaab oo weeraro ka fuliyay Mandera Wararka naga soo gaarayo magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari, ayaa sheegaya in deegaan hoostaga Mandhera ay xubna ka tirsan ururka alshabaab ay ka fuliyeen weeraro khasaaro gaystay. Degmooyinka Ceel-qaalow…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Dadweeynaha oo u dareeray goobaha codbixinta doorashada Madaxweynaha Dadweynaha Kenya ayaa saaka oo Talaado ah u dhaqaaqay goobaha codbixinta doorashada, si ay u doortaan madaxweynaha cusub ee dalka, kaas oo badali doona madaxweyne Uhuru Kenyata. Shacabka ayaa safaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midawga Africa oo cambaareeyay duqaymaha Israel ee Marinka Qaza Midawga Africa ayaa cambaareeyay duqaymaha ay dowladda Israel ay ka gaystay marinka Gaza, intii lagu gudajiray todobaadkaan. Guddoomiyaha midawga afrika Moussa Faki Mahamat, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Guudlaawe oo Guddoomiyay Kulankii Koowaad Ee Wasiirrada Hirshabeelle Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta daahfuray shirka banbaxa golaha wasiiradda ee maamulka Hirshabeelle, kuwaas oo dhowaan uu soo magacaabay madaxweynaha, ku dhowaad laba sano oo…