1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Geystay oo Muqdisho Ka Dhacay Qarax geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa baqnimadii maanta ka dhacay isgoyska Tarabuunka degmada Hodan ee gobolka Banaadir, qaraxa ayaa waxaa uu ahaa miino wadada dhinaceeda la dhigay.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukuumadda Somaliland iyo Shirkadaha Adeega Korontada oo Heeshiis Gaaray Xukuumadda Soomaaliland iyo shirkadaha bixiya adeegyada Korontada ayaa waxaa ay gaareen heshiis, kadib markii shacabku ay cabasho ka muujiyeen Korontada iyo sidoo kale qiimaha oo sareeyay, shirkadaha ka ganacsada Korontada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Goordhow Lagu Dhawaaqayo,Wax Ka Ogow Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu ku dhawaaqo golaha wasiirrada xukuumaddiisa, kuwaas oo la filayay in la shaaciyo habeenimadii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Cadeeyay Mowqifkiisa Ku Aadan Dowladda Federalka ah Madaxweynaha dowlad goboleed Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlayay xuska sanad guuradii 24-aad ee kasoo wareegtay markii la dhisay maamulka Puntland ee Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ayman Al-Dhawaahiri oo Lagu Dilay Duqeyn Mareykanka ayaa duqeyn ay ka fuliyeen caasimadda Afgaanistaan ee Kabul ku dilay madaxii Al-qaa’ida Ayman Al-dhawaahiri. Dilkan oo ay fuliyeen CIA ayaa la sheegayaa in ay uga aargudeen dilalkii muwaadiniin…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wadamo Ku Yaalla Yurub oo Aqbalay Baasaboor Soomaaliga Baasaboorka Soomaaliya ayaa waxaa uu muddooyinkii dambe samaynayay hormar dhanka aqoonsiga caalamka ah, tan iyo markii ay meesha ka baxday dowladdii dhexe ee Kacaanka, sanadkii 1991-kii, markaas uu noqday mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabaddoon Lagu Dilay Degmada Afgooye Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil kooxo hubeysan ay magaalada Afgooye ugu geysteen Nabaddoon caan ah oo siweyn looga yaqaano degmada, kooxihii dilka geystay ayaa goobta isaga baxsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Furay Kalfadhiga 5-aad Ee Baarlamaanka Galmudug Madaxweynaha dowladda goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta furay kalfadhigii shanaad ee golaha wakiillada Galmudug oo maanta ka furmay Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda u ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxwaynaha Puntland Oo Xariga Ka Jaray Waddooyin Laga Hirgeliyay Garoowe Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo ah 1-da August, oo loo dabaaldegayo sanad guuradii 24-aad ee aasaaska Puntland, wuxuu Garoowe ka daah-furay 4 mashruuc oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Guddoomiyay Shir Amniga Looga Hadlay Madaxweyne ku-xigeenka kowaad ee dowladd goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Maamulkaas ku shir gudoomiyay Shirka Amniga Jubbaland, kaas oo bishiiba mar la qabto, Shirkan oo…