1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgal Dad Lagu Qabtay oo Laga Sameeyay Baydhabo Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka ee ku sugan Koonfur Galbeed ayaa howgal amniga laguu xaqiijinayay ka sameeyeen qaar kamid xafadaha magaalada Baydhabo, oo dhowaan qarax ka dhacay lagu dilay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashruuc lagu soo Saarayo Calafka Xoolaha oo Laga Hirgeliyay Cadaado+Vedio Abaaraha inta badan kusoo laablaabta dalka ayaa waxaa saameynta ugu badan ay ku yeeshaan duunyada oo kaalin muhiim ah uga jira nolosha dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan miyi iyo magaalo,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xarunta Baarlamaanka Ciraaq oo Maalintii Labaad Dibadbaxayaal u Xiran Xarunta Baarlamaanka dalka Ciraaq ayaa waxaa maalintii labaad ku sugan taageerayaasha wadaadka Shiiciga ah Muqtada Alsadri, kuwaas oo hoy ka dhigtay xarunta, qaar kamid ah mudaharaadayaasha ayaa Teendhooyin ka dhistay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Guudlaawe oo Magacaabay Golaha Wasiirrada Hirshabeelle Madaxweynaha diowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiirrada maamulka Hirshabeelle, kuwaas oo ka kooban 27 wasiir, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada, sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Tababar Ciidan Ugu Soo Xiray Dugsiga Turksom+Sawirro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka baxa Dugsiga Tababbarka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ergayga Gurmadka Abaaraha oo Booqday Caruurta Ku jira Isbitaal Martiini+Sawirro Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo u kuur galayay xaaladda dadka barakacayaasha ah eek u sugan Magaalada Muqdisho ayaa Carruur aad u fara…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagareen oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Amniga Koonfur Galbeed Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa wuxuu shir gudoomiyey kulan looga Hadlayey amniga deegannada Koonfur Galbeed oo ay kasoo qeybgaleen wasiirka amniga iyo qeybaha kale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagareen oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Qaramada Midoobey Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, oo maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wadatashiyadii ugu dambeyay ee dhismaha xukuumadda oo socda Waxaa heer gabagab ah maraya wadahaladii ugu dambeeyay ee madaxda sare ee dalka ay ka yeelanayaan dhismaha xukuumadda cusub ee Ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Ra’iisulwasaaraha ayaa muddooyinkii u dambeeyay kulamo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab oo toogasho ku dilay 7 qof Wararka naga soo gaarayo deegaanka Buulaay oo hoostaga gobalka Baay ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka alshabaab ay deegaanka ku toogteen 7 qof oo rag ah kuwaas oo lagu…