2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ma Runbaa in Soomaaliya Laga Diiday Ku Biirista Dalladda (EAC) Xilligii Kiiska Badda? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sugan magaalada Aruusha ee dalka Tanzania ayaa ka qeyb galay gabagabadii shirka dalalka ku midaysan dalladda Bulshada Bariga Afrika ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga oo Howlgallo Ka Sameeyay Deegaanno Ka Tirsan Hirshabeelle Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo lagu baacsanayay koox burcad ah oo jilgooyo dhigtay waxaa ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, kooxdaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo Aruusha Lagu Soo Gabagabeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-gelay xiritaanka shir-madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay martigelisay magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Hormarinta Afrika oo $5.4 Milyan Ugu Deeqay Soomaaliya Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) , ayaa oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan oo Doollarka Maraykanka ah, si loogu taageero sugnaanta cuntada degdegga ah ee Soomaaliya. Agaasimaha guud ee Bankiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxakamadda Degmada Cadaado oo Xukun Ku Ridday Rag Lagu Qabtay Maandooriye Maxkamadda Degmada Cadaado gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa xukun min hal sano oo xarig ah ku ridday laba dhallinyaro ah ,kadib markii laba cisho ka hor lagu qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Lyu Police iyo Al-shabaab oo Guulo Ka Sheegtay Dagaalka u Dhaxeeya Waxaa wali socda dagaal u dhaxeeya ciidanka Lyu Police iyo Al-shabaab, kadib markii xoogag ka tirsan Al-shaab ay weerar ku qaadeen xeryo ay ciidankaan ku leeyihiin deegaannada Yeed iyo Aato…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Jubbaland? Madaxweynaha Dowlad Goboleeedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan, kaas oo ka qabsoomay magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka iyo Laamaha Amniga oo Ka Shiray Amniga Caasimadda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta wuxuu shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ujeedkiisu ahaa Amniga Caasimadda kaas oo ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabis Wasiirro Sameeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta magacaabaya laba wasiir oo kala aha Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha u magacaabay mudane Axmed Cali Maxamed, Sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ku Ridday Haweeney Ka Tirsan Al-shabaab Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku ridday Haweeney lagu eedeeyay ka tirsanaanta Al-shabaab, Deeqo Maxamed Xuseen Cabdi oo magaceeda Afgarashadu yahay “Faadumo” ayaa gacanta lagu dhigay bishii february 2022,…