1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Hirshabeelle oo Soo Bandhigay Khasaaraha Qaraxii Jowhar Ka Dhacay Madaxweynaha dowladda goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo m adaxweyne ku- xigeenka maamulka Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiiradda Hirshabeelle, waxaana looga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Lagu Soo Dhoweeyay Magalaada Aruusha Ee Tanzania Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey Wasiirka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Dhigan Tahay in Kenya ay Soomaaliya Ka Gacan siiso Ku Biirista Ururka EAC? Tan iyo markii la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh May 15, 2022-kii, waxaa uu safarro ku tagay 5 dal oo 3 ka mid ah ku yaalaan geeska iyo bariga Afrika, taasi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Turkiga oo Duqeymo Khasaare Dhaliyay Ka Fuliyay Ciraaq Diyaaradaha dowladda Turkiga oo duqeyn ka geystay xadka gobolka Kurdistan ee Ciraaq iyo Turkiga ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Kulan La Qaatay Xildhibaannada Laga Soo Doortay Koonfur Galbeed iyo Jubbaland Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuun Madoobe ayaa kulan gaar ah waxaa uu la qaatay xildhibaanada degaan doorashadoodu tahay dowlad goboleedyada Koonfur galbeed iyo Jubaland,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mid Kamida Dalalka Bariga Afrika oo Taageeray Dadaalka Soomaaliya Ugu Biirayso EAC Dowladda Burundi ayaa noqotay dowladdii ugu horeysay ee taageerta dadaallada madaxweynaha Jamhuuriyadda ee ku aadan safarka uu maanta ugu ambabaxayo magaalada Aruusha ee dalka Tanzania, kaas oo uu ku doonayo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Maanta Ku Wajahan Dalka Tanzania, Waa Maxay Sababta? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa lagu wadaa inuu amba-baxaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya si uu taageero ugu raadiyo in Soomaaliya ay ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Ku Dhawaaqay Howlgallo Ka Dhan ah Al-shabaab iyo Daacish Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomalaiya Xamse Cabdi Barre oo maanta kulan uu la yeeshay saraakiil sare oo ka socotay golaha ammaanka iyo nabad galyada Midowga Afrika ayaa ka sheegay in dowladdiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Saraakiil Ka Socotay Barnaamijka Hormarinta Afrika oo Kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil sare oo ka socota Barnaamijka horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Gobolka Mudug Wararka naga soo gaarayo degmada Goldogob ee gobolka Muqdug ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay duleedka degmada, kaas oo ka dhashay haraadiga walxaha qarxa oo haleeshay gaari ay saarnaayeen dad…