1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynihii Sri Lank oo isaga cararay dalkiisa Madaxweynihii dalka Sri Lank Gotabaya Rajapaksa, ayaa lagu soo waramaya in uu diyaarad militeri uu kaga baxsaday gudaha dalkaas, kadib markii ay shacab caraysan ay galeen hooyga madaxtooyada Sri Lank.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynayaashi hore ee Puntland oo war ka soo saaray dagaal ka dhacay Boosaaso Madaxweynayaashii hore ee maamulka Puntland ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dagaal khasaaro gaystay oo ciidamada Puntland ku dhexmaray garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso. Dagaalka oo yimid kadib markii ay garoonka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Guudlaawe oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo maanta ka qabsoomay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeeha dhexe, waxaana kulanka looga hadlay arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland iyo Safiirka Ingiriiska oo Kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo safar ku tagtay magaalada Kismaayo iyada iyo wafdi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Wasiirro, Kadib Dhacdadii Boosaaso Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiirro ka tirsan xukuumadda Puntland, kuwaas oo lagu eedeeyay ku luglahaashaha dhacdadii shalay ka dhacday magaalada Boosaaso ee gobolka Bari…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degmada Jalalaqsi oo maamul cusub loo magacaabay Wasiirka arrimaha gudaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa maamul cusub u magacaabay degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan. Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamul gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hawlgalka tayeynta Midowga Yurub ee Soomaaliya oo u dabaal dagay sanad guuradoodii 10-aad Hawlgalka tayeynta Midowga Yurub ee Soomaaliya, oo u dabaal dagay sanad guuradiisii 10-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda, ayaa sheegay in intii ay ku sugnaayeen Soomaaliya ay wax ka qabteen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku soo jeeda Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo jeeda caasimadda Muqdisho, kadib booqasho qaadatay afar maalin uu ku joogay dalka Eretria. Xasan Sheekh ayaa intii uu joogay dalka Eretria, waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Warmurtiyeed 7 qodob ah oo ay ku heshiiyeen Xasan Sheekh iyo Afwerki Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Isaias Afwerki, ayaa waxa ay saacadihii tagay soo saareen warmurtiyeed ka kooban todoba qodob oo ay ugu muhiimsanaayeen xoojinta xiriirka labada dhinac, sida…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Sacdiya oo ka hadashay Ishor Istaag Maamulka Puntland uu ku sameeyay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka federalka Sooaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa oo ka hadashay dhacdadii shalay ka dhacday magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, ayaa xustay in maamulka Puntland ay…