1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yair Lapid: Madaxweyne Biden waxa uu naga wadaa Fariin Nabadeed Ra’iisulwasaaraha dalka xukuumadda Yahuudda ee Yair Lapid, ayaa sheegay in fariin nabadeed ah uu dalalka carabta ugu dhiibay madaxweynaha maraykanka Joe Biden, oo lagu wado in uu booqasho ku tago…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaro ka dhashay Dab ka kacay Suuqa Wajeer Khasaaro kala duwan ayaa ka dhashay dab ka kacay suuqa wayn ee magaalada Wajeer ee ismaamulka wajeer dalka Kenya, xalay xilli dambe . Damba oo ka kacay bartamaha suuqa ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Booqday Ciidankii Lagu Tababarayay Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo safar ku jooga dalka ritrea ayaa maanta booqday xerada ay ku jiraan askar Soomaaliyeed, kuwaas oo tabar loo geeyay Eritrea, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada Galmudug oo Ansixiyay Degmooyin Cusub Madaxweynaha dowlad galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir guddoomiyay shirka golaha wasiirada ee xukuumadda Galmudug, kaas oo maanta lagu qabtay degmada Baxdo ee bariga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, shirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Sri Lanka oo Shaaciyay Waqtiga uu Iscasilayo Gotabaya Rajapaksa oo ah madaxweyanaha dalka Sri Lanka ayaa wajahaya cadaadis bulsho kadib marki ay kumanan dadka reer Sri Lanka ay isugu soo baxeen hoygiisa. Sawirada iyo muuqaalada ay duubeen warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan oo Afwerki kala Hadlaya Askar Tababar Loogu Qaaday Eretria Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweyay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eretria. Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa waxaa ku soo dhaweyay garoonka diyaaradaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Safar Ugu Ambabaxay Ereteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib markii uu martiqaad ka helay dhiggiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha oo Shacabka Muqdisho La Tukaday Salaadda Ciidda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisulwasaaraha dowladda federalka Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed kula tukaday salaadda ciidda Adxaa masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan laga dhisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Shacabka Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu ugu hambalyaynayaa shacabka Soomaaliyeed munaasabadda maalinta barakaysan ee Ciidda Carafo sanadka 1443Hijriga, guddoomiyaha ayaa u duceeyay shacabka Soomalaiyeed. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Shacabka Ugu Hambaleeyay Munaasabadda Ciidul Adxa Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed meel waliba ay joogaan waxaa uu ugu hambalyeeyay munaasanbadda ciidul Adxa, sanadka 1443 Hijriga taas oo barri looga dabaal dagayo.…