1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Siweyn Lagu Soo Dhoweeyay Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey oo soo gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyey Wasiirka Waxbarashada dalka Turkiga Mudane Mahmut…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamsa oo Magacaabay Lataliyayaal iyo Shaqaalaha Xafiiskiisa Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacabay xubna sare sare oo ka tirsan howladeenada xafiiska iyo xukuumadda ra’iisulwasaaraha. Wareegtooyin ka soo baxay xafiiska ra’iisulwasaaraha ayaa lagu magacaabay xoghayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbland oo Dhoobley Ku Qabtay Kulan Looga Hadlayay Amniga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo muddooyinkii dambe safar shaqo ku jooga degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada hoose ayaa maanta la kulmay saraakiisha ciidanka Amniga, kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bankiyo Caalami ah oo Shatiyo Shaqo Ka Helay Soomaaliya Qoraal kasoo baxay bankiga dhexe ee dowladda federalka ayaa waxaa lagu sheegay in Shatti shaqo Bankigu siiyay laba Banki oo caalami ah, kuwaas oo dhwaan ka shaqo bilaabi doona Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka: Siyaasaddeena Soomaaliya Waa Mid la Mid ah 62-kii Sannadood Ee Ugu Dambeeyay” Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Edward André Jr oo ka hadlayay siyaasadda Mareykanka ee ku aadan Soomaaliya, kadib soo doorashadii madaxweyne Xasan ayaa sheegay in siyaasadda dowladdiisa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nigeria: Nin Sheegay In Nabi Ciise Uu Imaanayo Bisha April oo La Xiray Booliiska Ondo ee dalka Nigeria, ayaa xabsiga u taxaabay nin baadari ah oo maamulayay kaniisad ku taalla gobalka Ondo, kadib markii kaniisadda laga soo saaray dad u cabadan caruur iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Socdaalka Madaxweyne Xasan ee Turkiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maanta oo Axad ah u safro magaalada Ankara, kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dowladda Turkiga. Sida ay sheegayaan ilo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiinta Dowladda oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Khadra Daahir Cige Mas’uuliyiinta ugu sar sareeyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid allaah u naxariiste fanaanaddii caanka ahayd ee Khadra Daahir Cige. Madaxweynaha jamhuuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Puntland oo Su’aallo Waydiinaya Wasiirka Ka Tirsan Xukuumadda Deni Baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland, ayaa maanta oo Axad ah u yeeray wasiirka dekadaha iyo gaadiidka badda ee Puntland iyo xubna ka tirsan wasaaradda dekadaha ee maamulka Puntland. Axmed Yaasiin Saalax,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khadra Daahir Cige oo Geeriyootay Allah unaxariistee waxaa caawa magaalada Hargeysa ku geeriyootay fanaanada caanka ah Khadra Daahir Cige, taas oo kamid aheyd fanaanitii barisamaadkii dalkeenna aadka looga jeclaa, marka lajoogo golaha murtida iyo madadaalada.…