1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Qarax Khasaaro Gaystay oo Ka Dhacay G.Hiiraan 2 qof ayaa geeriyoday halka 3 kle aay dhaawacmeen kadib xarax lala eegtay gaari aay wateen wariyaal iyo dad shacab ah. Dhaawacyada waxaa kamid ah laba wariye oo uvshaqeeybayay television…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Training for new, accelerated basic education curriculum sparks thought-provoking discussions and new skills in Somalia The USAID Bar ama Baro wraps up an intensive, nine-day training for a cadre of teacher trainers working in Somalia’s accelerated basic education program By Fowzia Warsame, Alinor Osman and…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Hambalyeeyay Xuska 27 June Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeey dowladda iyo shacabka Jabuti xuska 45-sano guuradii ka soo wareegatay maalintii xurnimada ay ka qaateen gumaystihii Faransiiska. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 27 June Ee Djibouti: 45 Sano Oo Xornnimo Ah Iyo Sida Ay Ku Noqdeen “Hiil-Walaal” Dalka Djibouti waxaa maanta loo dabaal-degayaa 45 sano guuradii ka soo wareegtay xoriyaddooda, Djibouti waa dhul iyo dad Soomaaliyeed, waa dad aanu isku dhiig, dhaqan iyo isku diin nahay, maantana…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Xuska 45-Sano Guuradii Ka Soo Wareegatay Xornimada Jabuuti Waxaa maanta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dabaaldagayaa maalintii xornimada uu dalkaasi ka qaatay gumeystihii Faransiiska oo muddo dheer ka talinayay sanadkii 1977. Xuska munaasibadda 45-sano guuradii ka soo wareegatay markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Beyle oo Ka Horyimid u Yeeriddii Xafiiska Xeer Ilaalinta Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa ka horyimid warqad kasoo baxday dhowaan xafiiska xeer ilaalinta qaranka, qeybtiisa la socodka falalka lidka ku ah maaliyadda, waxaana uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe oo Lagu Soo Dhoweeyay Dhoobley+Sawirro Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose, iyadoo halkaas si diiran loogu soo dhoweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisa.…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda Maamul Goboleedyada oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda 26-June Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska 26-ka Juun iyo guud ahaan xuska todobaadka xorriyadda dalka, iyadoo maalmo qura sidoo kale ay naga…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 62 Sano Kadib, Akhriso Maxaa Dhacay 26-ka June, Yaa Faa’idey Yaase Khasaaray? Maanta waxaa ay umadda Soomaaliyeed u dabaal-dageysaa 62-sano guuradii ka soo wareegtay 26-ka June iyo xuriyaddii gobollada waqooyi. Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sidee Dalka Looga Xusay Xuska Munaasabadda 26-June Waxaa guud ahaan dalka laga xusay xuska munaasibadda 62-sano guuradii ka soo waregatay markii gobalada waqooyi ee dalka xurnimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska . Munaasibada waaweyn oo lagu xusayo munaasibadda…