1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Shacabka Soomaaliyeed u Diray Fariinta Xuska Munaasabadda 26-June Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan todobaadka xoriyadda, oo maanta dalka looga dabaal dagayey munaasabadda 26-ka June oo ku beegan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo War Kasoo Saaray Kalsooni Siinta Wasiirkiisa Koowaad Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhiriso: Maxaa Looga Hadalay Kulanka Golaha Aqalka Sare? Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo maantaa yeeshay kulankoodii 8-aad ee Kalfadhiga Koowaad ayaa ansixiyay xubnaha guddiyada Aqalka sare oo ka kooban sideed guddi, waxaana kulankii maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Beyle oo Looga Yeeray Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiiinta federalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaalinta qaranka, gaar ahaan qeybta la socodka falalka la xiriira Maaliyadda, waxaana wasiirka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Kalsooni Siiyay Ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre Xildhibaannada golaha shacabka ayaa codka kalsoonida ah siiyay ra’iisulwasaaraha cusub ee dalka Xamsa Cabdi Barre, kaas oo maanta hortagay golaha shacabka. Kulan ay maanta xarunta villa Hargeysa ay isugu yimaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Isku Qoys Ah oo Lagu Dilay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dil xalay kooxa hubaysan ay magaalada Muqdisho ugu gaysteen laba qof oo isku qoys ah. Dilka oo ka dhacay degmada Dharkiinleey ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Villa Somalia oo Beenisay Xasan Sheekh In Uu Tagay Isreal Villa Soomaaliya ayaa beenisay warar sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu booqasho ku tagay magaalada Tel Aviv ee caasimadda Israa’iil, xilli uu ku guda jiray safarkii uu ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikhda Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre Madaxeeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacabaay ra’iisulwasaaraha dalka Dr Xamse Cabdi Barre . Haddaba Goobjoog News waxaa ay kula wadaageysa taariikhda ra’iisulwasaaraha cusub. Hoos ka akhriso taariikhda Ra’iisulwasaaraha Cusub. Xamse…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Golaha Shacabka Hortagayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in maanta uu codka kalsoonida ah xildhibaannada golaha shacabka u waydiiyo ra’iisulwasaaraha cusub ee dalka Xamse Cabdi Barre. Kulan ay maanta xarunta…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa baadi-goob ugu jirta 993.3 Million oo Dollar oo Wax Looga Qabanayo Abaarta Ka Jirta Soomaaliya Hay’adda u qaabbilan Qaramada Midoobay Arrimaha Bini’aadannimada ayaa sheegtay inay diyaarineyso lacag gaareysa 993.3 million oo lacagta Mareykanka ah oo lagu badbaadinayo loogana hortagayo macluusha islamarkaana wax looga qabanayo abaarta…