1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda iyo Koox Hubaysan Oo Muqdisho Ku Dagaalamay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo israsaaseyn u dhaxeyso ciidamada dowladda iyo koox hubaysan oo xalay xilli dambe ku dhexmaray agagaarka bar kontorool oo ay ku hubiyaan Gaadiidka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland Oo Ciidamo Ku Daadisay Waddooyinka Hargeysa Ciidamo fara badan oo ka tirsan laamaha ammaanka Somaliland ayaa saaka lagu soo daadiyay waddooyinka waawayn ee magaalada Hargeysa, kadib markii ay hoggaanka xisbiyada Mucaaradka ah ay ku adkeysteen in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Shacab Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Sool Wararka naga soo gaarayo deegaanka Boocame ee gobalka Sool ayaa sheegaya in dad shacab ah lagu dilay subaxnimadii hore ee saaka deegaanka. Dilka dadka shacabka ah ayaa yimid kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanka Fasalka 12-aad Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka Imtixaanka Shahaadiga fasalka 12-aad ee dugsiga sare 2021 -2022, kaas oo ardayda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ergayga Gurmadka Abaaraha oo Caruur Ku Booqday Isbitaalka Banaadir Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha u qaabilsan madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u kuurgalayay xaaladda dadka baracayaasha ah ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maanta booqasho ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Safiirka Jaamacadda Carabta oo Kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan magaalada Muqdisho kula qaatay Safiirka Jaamacada carabta u fadhiya Soomaaliya Amb. Salah Elguneid. Danjiraha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Safiirka Imaaradka oo Kulmay Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maxamed Axmed Alcusmaan. Danjiruhu wuxuu Guddomiyaha soo gaarsiiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaali Dil Loogu Gaystay Koonfur Afrika Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dil laba wiil oo Sooomaali ah xalay loogu gaystay gooba ganacsi oo ay ku lahaayeen deegaanka Strand oo u dhaw magaalada Cape town…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Doorka Madaxweyne Xasan Ee Imtixaanka Dowladda Sanadka 2021/2022 Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa shaacisay waqtiga ay ardayda dugsiga sare u fadhiisanayaan Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad. Agaasimaha waaxda tacliinta sare iyo waxbarashada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lataliyaha Amniga Qaranka Oo Beeniyay In Uu La Kulmay Saraakiil Itoobiyaan Ah Lataliyaha Amniga qaranka madaxweynaha Xuseen Macalin Maxamuud, ayaa beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay la isla dhexmarayay baraha bulshada, kuwaas oo ah in kulama uu la qaatay xubna ka tirsan…