1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Arrimaha Abaaraha oo Safarkiisii Ugu Horeeyay Baydhabo Ku Tagay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha mudane . Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa safarkiisi ugu horreeyay gudaha dalka ku gaaray maanta ku tagay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo La Kulmay Safiirka Dowladda Sucuudiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Carabiya Amb. Ahmed Bin Mohamed Almowallad, waxaana uu soo gaarsiiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Gurmadka Abaaraha oo Ka Mahaceliyey Deeq Ka Timid Dowladda Qatar Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, . Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa bogaadiyay, gargaarka ay dawladda Qatar keentay dalka oo maanta la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni oo Garoowe Soo Dhoweyn Loogu Sameeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Garoowe ee caasimadda maamulkaas, Deni ayaa safarkii kaga soo kicitimay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Gaaray Baydhabo iyo Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Rooble oo Xarigga Ka Jaray Iskuulka Agoonta Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed+Sawirro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhawaan loo dhisay qaab casri ah, kaas…
8 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 29 Ballanqaad uu Sameeyey Madaxweynaha Cusub Xasan Sheekh Maxamuud!! Xasan Sheekh Maxamuud oo madaxweyne ah muddo labo todobaad ah, waxaa uu ilaa hadda sameeyey 29 ballanqaad, taasi oo ay tahay in lagula xisaabtamo meelmarintooda. Warbaahinta Goobjoog oo ka ambaqaadeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur galbeed: Soo Dhaweynta Madaxweyne Xasan Oo Ka Socota Baydhabo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta uu gaaro magaalada Baydhabo ee xarunta KGM maamulka Koonfur galbeed. Xasan ayaa kulama la qaadan doona…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goobjoog Oo Dib U Shaqo Bilawday Maanta Waxaa maanta oo talaado ah dib u soo noqday howlihii iyo barnaamijyadii warbaahinta Goobjoog kadib muddo hal maalin ah oo hakad loo galiyay shaqada warbaahinta baroordiiqda allaah u naxariistee marxuum…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baroor-diiqda Marxuum Cabdullahi Maxamed Shirwac Warbaahinta Goobjoog waxaa ay maanta oo isniin muddo 24 saac ah hakineysaa dhammaan barnaamijyadii iyo wararkii, iyada oo taa badalkeeda ay idaacadda iyo TVga ka bixi doonaan oo keliya tacsi,…