U bood dhigaalka

Rooble oo Xarigga Ka Jaray Iskuulka Agoonta Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed+Sawirro

Sheeko:War
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhawaan loo dhisay qaab casri ah, kaas oo ay wax ku baran doonaan caruurta aqoonta qaranka.
Agoonta Booliska Soomaaliyeed ee ay ka dhinteen askartii naftooda u huray qaranka, ayaa horey wax ugu baran jirey dhisme ka sameysan jiinkad oo wax yeelo u geysanayay xiliyada kulaylaha, laakiin hadda waxaa loo dhisay qaab casri ah, kaas oo lamid ah dugsiyada casriga ah.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqasho ku tagay xarunta agoonta Ciidanka booliska Soomaaliyeed 24 kii bishii Janaayo ee sanadkii 2021 oo ka damqaday goobta ay wax ku baranayaan, ayaa amray in iskuulka loo badelo mid u qalma ilmo ay ka dhinteen muwaadiniinta naftooda u horey qaranka.
May be an image of outdoors
May be an image of 6 people, people standing and outdoors
May be an image of 9 people, people standing and outdoors
May be an image of 1 person and sky
May be an image of 6 people, child, people standing and outdoors
May be an image of 13 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 13 people, people sitting and people standing
May be a closeup of 2 people, child, people standing and outdoors
May be an image of 12 people, people standing and outdoors
May be an image of 8 people, people sitting and people standing
May be an image of 7 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 5 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 9 people and people standing
May be an image of 1 person, standing, tree and outdoors
May be an image of 5 people, people standing and outdoors
Goobjoog News