1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Oo Markale La Wareegaya Xafiiska Villa Soomaaliya Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabqan qaabadii ugu dambeysay ee munaasibadda xil wareejinta madaxweynaha Soomaaliya, taas oo lagu wado in beri ay ka dhacdo Villa Soomaaliya. Madaxweynaha Cusub ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sarkaal Ka Tirsan Shabaab Oo La Qabtay Howlgal ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa lagu soo qabtay mid ka mid ah horjoogayaasha kooxda Al-Shabaab. Taliyaha qeybta 14-ka October ee ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madaxweyne Xasan iyo IMF oo Soo Gabagaboobay Waxaa maanta soo gabagaboobay kulamadii Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hey’adaha dhaqaalaha Adduunka ee arrimaha deyn cafinta oo maalmahaan u socday labada dhinac, Kulankii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Xasan iyo Guddoomiye Aadan Madoobe oo Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maata la kulmay Shiikh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Labada mas’uul ayaa kawada hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waqtiga Xilwareejinta Madaxweynaha oo Lagu Dhawaaqay Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta markale kulan is-xogwaraysi ah ku yeeshay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ridday Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka ee dowladda federalka Soomaaliya ayaa xukun waxaa ay ku ridday sedex dhallinyaro ah, kuwaas oo lagu soo eedeeyey kamid ahaanshiyaha Al-shabaab iyo in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Waqtiga Imtixaanka Dugsiyada Sare Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga arday ay fariisan doonaan imtixitaan guud ee dowaladda dugsiga sare ee 12-aad, sanad dugsiyeedka 2021- 2022-ka ,waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ardayda Koonfur Galbeed oo u Fariisatay Imtixaanka Shaadiga Ee Dugsiga Dhexe Magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel Gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Israel Oo Qiratay Inay Khatar Ku Jirto Jiritaankeda! Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Naftali Bennett ayaa sheegay in mustaqbalka Israa’iil uu khatar ku jiro, isagoo Shalay oo Jimce ahayd, ka hadlayay ka bixitaanka mid ka mid ah xildhibaanada dowladdiisa ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe Oo Ka Hadlay Doorashooyinkii Dalka iyo Arrinta Gobalka Gedo Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay madaxweynaha cusub iyo isbadalka lagu doortay Xasan Shiikh Maxamuud 15-kii bisha May 2022-ka, isagoo xusay in mudo la sugayay gabagabada…