1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wafdi uu Hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Booqday Xarunta Booliiska Caalamka ee Interpol Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Jeneraal Sulab Axmed Firin ayaa maanta booqday xarunta guud ee INTERPOL oo ku taala magaalada Lyon ee Dalka France, halkaas oo shahaado la gudoonsiiyay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamad Ku Taallo Dalka Gongo oo Xukun Toogasho ah Ku Fulisay Xubno Ka Tirsan Jabhadda M23 Maxkamad milatari oo ku taal Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa xukun dil ah ku ridday 26 eedaysane oo loo haysto inay ka tirsan yihiin jabhadda fallaagada ah es M23 ka dib markii dacwad si heer sare ah.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Labada Aqal oo Magacaabay Xubnaha Guddiga Saaxiibtinimo ee Luxembourg Guddoomiyaasha labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddi ka shaqeyn doona saaxiibnimada iyo iskaashiga dalalka Soomaaliya iyo LUXEMBOURG, gaar ahaan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Askari Ku Geeriyooday Isagoo Ku Jira Samatabixinta Ilmo Ku Dhacay Musqul Howgal ay ciidamada dab-damiska ee magaalada laascoonaad ku doonayeen inay ku badbaadiyaan ilma yar oo musqul ku dhacay ayaa sababay khasaare dhimasho oo aan la filayn ka dib markii mid kamida.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Nuuca uu Noqonayo Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS Badalaya Midowga Afrika ayaa dhowaan meelmariyay isbadel lagu samaynayo howgalka ciidamada nabad ilaalinta ah ee ATMIS, kuwaas oo magacooda laga dhigey AUSSOM, islamarkaana habkii ay u shaqayn jireen sidii hore laga duway.
1 daqiiqo Sheeko:MIDOWGA YURUB Ciidanka Ilaalada Xeebaha Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Yurub oo Dhoolatus Wadjir ah Sameeyay Ciidanka Ilaalada Xeebaha Boliiska Soomaaliyeed iyo Hawlgalka Midowga Yurub ee loo yaqaan (ATALANTA Operations) ayaa si wada jir ah u sameeyey layliga loo soo gaabiyo (VBSS) oo ku saabsan sida fatashaadda, habunita/
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Magaalada Nairobi oo Wali Dibadbaxyadu Sii Socdaan iyo Cabsi Xooggan oo Laga Muujinayo Dibad-baxyo xooggan ayaa weli ka socda guud ahaan dalka Kenya, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Nairobi halkaas oo saacadihii la soo dhaafay ay ka dheceen bannaanbaxyo xooggan oo ay boolisku xakamayn waayeen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Lagu Soo Dhoweeyay Xarunta Ergada Joogtada ah ee Magaalada Jidah Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Jidah ee dalka boqortooyada Sacuudiga ah, ahna xarunta ururka iskaashiga islaamka ayaa booqday xarunta ergada joogta ah iyo qunsuliyadda guud ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Maxay Yihiin Xeerarka Muhiimka ah ee Lagu Ansixiyay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya? Golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulankoodii todobaad laha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay laba xeer oo waweyn oo kala ah.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga iyo Daraawiishta Jubbaland ee Ku Sugan Buulo Xaaji oo La Gaarsiiyay Deeq Ka Timid Bulshada Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha Dowlad goboleedka Jubbaland oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Talyaha Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa Odayaasha Dhaqanka mid kamida Beelaha dega deegaanada Jubbaland.