5 daqiiqo Sheeko:War Fact Check: Isdul istaag aan Ku Sameynay Inta Been ee Ku Jirtay Khudbadii Musharaxnimo ee Farmaajo! Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo muddo sanad iyo bar ah oo sharci darro ah joogay Villa Somalia kadib markii uu dhameystay muddadii 4-ta sano aheyd ayaa waxaa uu habeennimadii Axadda ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Aadan Madoobe iyo Axmed Madoobe? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan salaan iyo hambalyo ah la qaatay madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diiwaangelinta Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Oo Maalintii Labaad Socota Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ka socda diiwaan gelinta musharixiinta u tartamaysa xilka madaxweynanimada ee dalka. Shalay oo ay bilaabatay diiwaangelinta iyo shahaado siinta musharixiinta u tartamaysa kursiga ugu sareeyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Musharraxiinta Maanta La Diiwaan Geliyay Guddiga doorashada madaxweynaha 10-aad ayaa maanta diiwaan geliyay ilaa 11 musharrax kuwaas oo u taagan xilka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomalaiya, guddiga ayaa si rasmi ah u bilaabay maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Go’aamiyey in Xildhibaanada Lagu Doortay Ceelwaaq ay Sharci Yihiin Guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee federalka Soomaaliya ayaa maanta go’aan kasoo saaray xildhibaannada sodon iyo labada ah ee lagu soo kala doortay magaalooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaareey ee gobolka Gedo,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Axmed Madoobe oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gaaray maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana sidiiran loogu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde, xildhibaanno ka kala tirsan labada gole…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dr.Cabdinuur Sheekh Maxamed oo Qaatay Shahaadad Musharraxnimo Musharrax Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed ayaa maanta wuxuu guddiga doorashada uu siiyay shahaadada muujinaysa musharraxnimadiisa iyo inuu kasoo baxay shuruudaha. Dr. Cabdinuur oo soo gaaray dhowaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashada oo Shahaadada Musharraxnimo Siiyay Kheyre Ra’iisulwasaarihii hore ee dowladda federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta qaatay Shahaadada muraxnimada madaxweynaha oo guddiga doorashadu si toos ah u bilaabay maanta oo taariikhdu tahay 8-da May. Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiikh Shariif oo Noqday Musharraxii Ugu Horeeyay Ee Isdiiwaangeliyo Madaxweyneynihii hore dowladdii KMG aheyd Shiikh Shariif Sheekh Axmed ayaa maantaa noqday musharraxii ugu horeeyay ee isku diiwaan geliyo tartanka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa qaatay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhibaatooyinka loo geystay saxafiyiinta Soomaaliyeed muddadii uu joogay Farmaajo 2017-2022 Tan iyo markii la doortay madaxweynaha waqtiga uu ka dhamaaday Maxamed Farmaajo, waxa ay xarumaha warbaahinta iyo wariyayaasha ay la kulameen tacaddiyo ka baxsan xuquuqda aadanaha iyo tan shaqada. Hadaba…