1 daqiiqo Sheeko:War Musharixiinta Madaxweynaha Oo Maanta Isdiiwaan Gelinaya Waxaa maanta oo Axad ah la filayaa in ay magaalada Muqdisho ay ka bilaabato diiwaan gellinta iyo shahaado siinta musharixiinta xilka madaxweynanimada ee Soomaaliya. Xilli caasimadda muddooyinkii la soo dhaafay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shuruudaha Murraxiinta Madaxweynaha Looga Baahan Yahay Guddiga doorashada madaxweynaha madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa soo saaray shuruudaha laga rabo qofka u tartamaya madaxweynaha inuu soo gudbiyo, waxaana lagu sheegay qoraal kasoo baxay guddomiyaha guddiga. Shuruudaha musharraxiinta laga doonayo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Aadan Madoobe iyo James Swan? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. James Swan. Kulanka ayaa looga wada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Xafiiskiisa Kula Kulmay Odawaa Iyo Xijaar Guddoomiyaha golaha aqalka sare BFS Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa kulan Muqdisho kula qaatay taliyeyaasha ciidamada Milatariga iyo Booliiska Jeneral Odawaa Yuusuf Raage iyo Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar. Guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cali Guudlaawe oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo gaaray magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana siweyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Xildhibaanno kala tirsan labada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Ka Dhashay Booyad Shidaal oo Burburiyay Hotel iyo Khasaare Ka Dhashay Qarax weyn oo ka dhacay gudaha dalka Cuba ayaa waxaa uu geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawaac, sida ay baahisay madaxtooyada dalkaas, dadka ku dhintay ayaa waxaa ku jira…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddiga Doorashada iyo Taliyeyaasha Ciidamada? Guddiga isku dhafka ah ee Baarlamaanka federlka Soomaaliya ee doorashada madaxweynaha ayaa maanta la kulmay taliyaasha ciidamada Milatariga iyo Booliiska dowladda federalka taliye Odawaa Yuusuf iyo taliye Xijaar. Guddiga ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Isku Furay Degmooyin Bay iyo Bokool Dhaca Ciidamada xoogga dalka qeybta 60-aad oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa sacaadihii ugu dambaayey waxaa ay howlgallo kasaameeyeen gobollada Bay iyo Bokool, howlgalka ayaa waxaa qorsihiisu ahaa isku firista…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka Oo Si Kulul Uga Hadlay Weerar Lagu Dilay Askar Ka Tirsan ATMIS Gollaha ammaanka ayaa si kulul war uga soo saaray weerar ay al-shabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada ATMIS ay ku leeyihiin Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarka oo lagu dilay in…
8 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Archive: 100-kii Maalmood ee Ugu Horeeyay ee Farmaajo: Qiimeyn 100-kii maalmood ee ugu horreysay ee uu talada dalka hayay, Madaxweyne Farmaajo wuxuu galay 10 safar, isagoo booqday 9 dal, wuxuuna dalka ka maqnaa 26 maalmood, taas oo celclis ahaan…