3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dib U Milicsi: Maxaa Keenay Inuu Farmaajo Fashilmo, Qarankana Dib Ugu Celiyo 2016? Shan sano kadib, in Farmaajo isticmaalo isla nidaamkii doorasho iyo tabtii uu dejiyey madaxweynihii ka horeeyey Xasan Sheekh Maxamuud, oo aan waxba laga bedelin waxay tusaale u tahay sida Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 8 Cisho Oo Ka Hartay Doorashada Madaxweynaha, Halkeey Wax Marayaan? Waxaa muddo 8 maalin ah ay ka hartay maalintii loo asteeyay in la qabto doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, taas oo waqti dheer soo jiitamaysay. Doorashadaan oo ay illa iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle oo Soo Gabgabaysay Doorashada Golaha Shacabka Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta oo Jimco ah soo gabagabeeyay doorashada golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, waxaana Jowhar lagu dooratay kursigii ugu dambeeyay, kaas tirsigiisu yahay HOP#135.…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxay Kawada Hadleen Aadan Madoobe iyo Bulshada Rayidka ah? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay qeybaha kala duwan ee ururadda bulshada rayidka. Kulanka ayaa looga hadlay kaalinta ay ururada…
1 daqiiqo Sheeko:War Islow oo Kusoo Baxay Kursiga HOP#141 Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad, waxaana kusoo baxay wasiirkii hore ee amniga Maxamed Abuukar Ducaale Islow. Kursiga uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabeelle oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Weerarkii Ceel Baraf Dowladda Goboleedka Hirshabeelle ayaa markii ugu horaysay ka hadlay weeraarkii ka dhacay deeganka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellada Dhexe, kaas oo xoogag ka tirsan Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jalwalka Doorashada Madaxweynaha oo Lagu Dhawaaqay Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa soo saaray jadwalka doorashada, waxaana maalinta qabashada lagu asteeyay 15-ka May, waxaana lagu wadaa in diiwaan gelinta musharraxiinta xilka la la bilaabo 8-da bisha iyadoo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Golaha Shacabka oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka UK Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta waxay kulan la qaateen safiirka boqortooyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Baarlamaanka ee Doorashada Madaxweynaha oo Doortay Guddoomiye Guddiga baarlamaaniga ah ee doorashada madaxweynaha ayaa goordhow waxaa ay doorteen guddoomiye kadib codbixin iyo tartan dhexdooda ah. Cabdiqani Geelle oo ah Senator ka tirsan Puntland ayaa waxaa uu noqday…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Soo Dhammeystiray Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe ayaa soo dhamaystiray guddiga xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha oo maanta qaar kamid horay loo soo saaray, waxaana guddoomiyuhu soo magacaabay…