1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Burundi oo Ka Hadashay Khasaaraha Weerarkii Ceel Baraf Dowladda Burunti ayaa ka hadashay khasaaraha kasoo gaaray ceedankeeda weerarkii lagu qaaday saldhig ay ku lahaayeen deegaanka Ceel Baraf ee ggobolka Shabeellada Dhexe, kadib weerar Al-shabaab ay ka geysteen. Sarkaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe iyo ATMIS oo Kawada Hadlay Aminga Doorashada Madaxweynaha Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta la kulmay saraakiisha howlgalka ATMIS, iyagoo kawada hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya amniga dalka. Kulanka waxaa diiradda lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbalanad oo Soo Gaaray Muqdisho Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde. Soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Doortay Xubnaha Qaar Ee Guddiga Doorashada Madaxweynaha Golaha shacabka ayaa dhankoda soo gudbiyey xubnaha guddiga isku dhafka ah ee uga qeyb galaya guddiga doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda, Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay liiska magacyadaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare oo Doortay Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa soo saaray xubnaha uga mid noqonaya guddiga doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, waxaana golaha uu soo gudbiyey 6 Senator, waxaana la sugayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga iyo Qatar oo Cambaareeyay Weerarkii Ceel Baraf Dowladaha Qatar iyo Turkiga oo saaxiib dhow la ah dowladda federalka Soomalaiya ayaa si wadajir ah waxaa ay cambaareeyeen weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda Burindi ku lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay oo Cambaaraysay Weerarkii Ceel Baraf Ka Dhacay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa qoraal kooban kasoo saaray weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig ciidamada Burundi ay ku lahaayeen deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellada dhexe, golaha loogu cambaareeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Ceel Baraf Gudoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Al Shabaab ay maalinimadii shalay ku qaadeen saldhigga ciidamada nabad ilaalinta ee Burundi ku lahaayeen deegaanka Ceel Baraf…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka oo Maanta Dooranaya Guddiga Doorashada Madaxweynaha Xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya labadiisa gole ayaa maanta kulan wadajir ah waxaa ay ku leeyihiin xarunta Villa Hargaysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa waxaa uu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe oo Isugu Yeeray Taliyeyaasha Ciidamada Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuiyadda Federalka Soomaaliya ahna kusimaha maxweynaha dalka Shiikh Aadan Madoobe ayaa maanta isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada qalabka sida, waxaana uu kula adlay arrimo dhowr…