5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikh Nololeedka Jaamac Maxamed Qaalib jaamac Maxamed Qaalib, waxa uu sannadkii 1933kii ku dhashay Deegaanka Dhoodi-gaban ee gobolka Sanaag. Waxa uu Booliiska ku biiray bishii April sannadkii 1955kii. Sannadihii 1956kii ilaa 1957kii, waxa uu tababarro…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jaamac Maxamed Qaalib oo Geeriyooday Allah unaxariistee waxaa dhow magaalada Jabbuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabbuuti ku geeriyooday Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib. Marxuumka ayaa maalmahii dambe ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaalla dalkaasi isaga oo ugu dambeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Midowga Musharraxiinta oo Hambalyo u Diray Guddoonka Aqalka Sare Golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray guddoonka golaha aqalka sare ee maanta lagu dooortay, waxaana qoraal kasoo baxay golaha lagu sheegay in gudddoomiye Cabdi Xaashi udub dhexaad…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble oo Fariin u Diray Taliska ATMIS Ra’iisulawasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa baaq u diray ku ku aadan doorashada taliska nabad ilaalinta ATMIS, waxaana uu ugu baaqay in ay adkeeyaan amniga Teendhada Afisyooni, taas…
1 daqiiqo Sheeko:War Rooble oo Hambalyo u Diray Guddoonka Aqalka Sare Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa waxaa hambalyo u diray Guddoonka Cusub ee golaha Aqalka Sare oo maanta Muqdisho lagu doortay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa alle uga baryey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Aqalka Sare oo Muqdisho Lagu Dhaariyay Guddoonka aqalka sare ee Baarlaamaanka federlka Soomalaiya ayaa waxaa maanta lagu dhaariyey goobtii lagu doortay ee Teendhada Afisyooniyi ee xerada Xalane, waxaana goobta dhaartu ka dhacay joogay oo dhaariyey guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Timacadde oo Noqday Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Ee Aqalka Sare xubnaha aqalka sarea ayaa doortay guddoomiye ku-xigeenkii labaad, waxaana doorashadii dhacday oo la isla aaday wareega labaad kusoo baxay Senator Cabdullaahi Cali Xersi “Timacadde, kaas oo 30 kaga adkaaday Senator…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Shacbaan Oo La Doortay Bisha Ramadaan Waxaa goordhaw lasoo gabagabeeyay doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee aqalka sare oo lagu qabtay magaaalada Muqdisho. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamaayay musharixiinta kala Cali Shacbaan Ibraahim iyo Cabdi xakiin Macalin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Kuma Cabdi Xaashi Cabdillaahi Oo U Ku Guulaystay Guddoomiyaha Aqalka Sare? Cabdi xaashi Cabdillahi ayaa ku guulaystay guddoomiyaha aqalka sare doorasho ka dhacday xarunta ciidamada cirka ee Afisyoni. Hadaba waa kuma Cabdi Xaashi Cabdillaahi? Waxaa uu ku dhashay Baabiley , Itoobiya…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi Oo Markale Loo Doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi xaashi Cabdillahi ayaa ku guulaystay guddoomiyaha aqalka sare doorasho ka dhacday xarunta ciidamad cirka ee Afisyoni. Doorashada guddoomiyaha oo ay kuwada tartameen mushariiixnta kala ah Cabdi Xaashi Cabdillaahi, Saalax…