1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Doortay Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka 11-aad ee dalka oo maanta kulankoodii ugu horeeyay yeeshay ayaa doortay guddiga doorashooyinka guddoonka golaha shacabka. Kulanka oo uu shir goddoominayay guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Afrika oo Ergay Cusub usoo Magacaabaya Soomaaliya Midowga Afrika, gaar ahaam hawlgalka (ATMIS) ayaa lagu wadaa in ay yeelato hoggaan cusub, lana badalo Francisco Madeira, kaas oo ay adkaatay inuu dib ugu soo noqdo Soomaaliya kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka HOP#106 Oo Maanta La Dooranayo Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa maanta oo sabti ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ay ku qabtaan doorshada kursiga HOP#106. Kursigaan oo kamid ah kuraasta ugu dambaysa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka 11-aad Oo Fadhigoodii Ugu Horeyay Yeelanaya Waxaa maanta oo sabti ah kulankoodii ugu horeeyay yeelanaya baarlamaanka cusub ee dalka, kaas oo la dhaariyay 14-ki bishaan. Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee golaha shacabka C/Salaan Xaaji Axmed Liibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbland oo Shaacisay Jadwalka Kuraas Kamid ah Deegaan Doorashada Labaad Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka kuraas ka tirsan golaha shacabka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay gobolka Gedo, waxaana guddigu soo bandhigay habraaca 8 kursi oo kamid 16-ka taalla gobolkaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisulwasaare Rooble oo Ka Hadlay Go’aankii Kasoo Baxay Guddiga FEIT Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadlay go’aan galabta kasoo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT, kaas oo deegaan doorashada labaad ee Jubbland loogu wareejiyay magaalada Ceelwaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Axmed Madoobe oo War Kasoo Saaray Go’aankii Guddiga FEIT Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaalka ee lagu dardar galinayo doorashooyinka deegaan doorashada labaad ee Jubaland, oo FEIT uu go’aamiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT oo Go’aamiyay Halka Lagu Dooranayo Kuraasta Gobolka Gedo Guddiga hirgelinta doorashooyinka FEIT ayaa maanta soo saaray go’aan ku aadan deegaan doorashada labaad ee maamulka Jubbaland oo aan wali lagu soo dooray 16 kursi oo taalla magaalada Garbahaareey ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Dhabanacad: Sabtida 9:00 iyo Villa Hargeisa ayaa noo balan ah, Fasax Ma Jiro Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka Cabdisalaan Dhabacad oo ka hadlay xarunta lagu dhaariyey xildhibaanada ee Afisyooni ayaa ugu horreyn u mahadceliyey ra’isul wasaare Rooble iyo guudiga doorashada isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sida uu u Dhaaranayo Xildhibaanka Federaalka ah? Xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ayaa lagu wadaa in maanta lagu dhaariyo teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Sida ku qoran heshiiskii doorashada dadban iyo habraacyada la socday waxaa ku xusun in…