2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Oo Muddo Kordhin U Sameysay Jawaab Celinta Kiiska Fahad iyo FEIT Maxkamadda sare ayaa warqad ay u dirtay Garyaqaanka guud ee dowladda ku sheegtay in ay hal maalin dib u dhigtay dacwad uu Fahad Yasin u gudbiyay maxkamadda sare oo ka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fadeexadda Xuska Sannad Guurada 62 ee Asaaska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya (CXDS) 12 April 2022 Khudbadda Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday 7dii Febraayo 2021 Maxamed Cabdullaahi Farmajo uu ka jeediyay dabaaldegga Sannad Guurada 62 ee Asaaska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya (CXDS) oo ku beegan 12ka Abrile…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wafdi Ka Socda FEIT oo Gaaray Baydhabo Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirhelinta doorashooyinka FEIT Muuse Geelle Yuusuf ayaa maanta gaaray maagalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana halkaas kusoo dhoweeyay xubno…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaaro Gaystay Oo Ka Dhacay Kismaayo Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay gudaha magaalada. Inta la xaqiijiyay qaraxa oo lala bartilmaameedsaday guri…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: SEIT Oo Shaaciyay Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo dooraneyso ergooyinka laba kursi. Kuraasta kala HOP#106 iyo HOP#024 oo dhawaan lagu dooranayo magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubna Ka Tirsan Guddiga FEIT Oo Ku Wajahan Baydhabo Guddiga doorshooyinka heer federaal FEIT ayaa sheegay in xubna ka tirsan guddiga ay maanta oo Arbaco ah tagayaan magaalada Baydhabo si xal looga gaaro tabashooyinka maamulka Koonfur galbeed ee arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Rooble oo Hambalyo u Diray Xoogga Dalka Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Roonle ayaa hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka oo maanta u dabaaldagay 62 sano guuradii kasoo wareegtay markii la’aasaasay, walow uusan tagin wasaaradda Gaashaandhigga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Amray Dib u Firidda Terminal-ka Garoonka Aadan Cadde Wasiirka amniga xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa amray in dib loo furo Terminal-ka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasiirka in laga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maama Qaali: Maxkamadda Sare Fahad Ayey Cadaalad u Raadin Iydoo Ikraan Cadaalad Siin Maama Qaali Maxamuud Guhaad oo hadashay dacwad Fahad Yaasiin uu u gudbiyay maxkamadda sare ee dalka uu ku dalbanaayay in la fasaxo kursigiisa golaha shacabka uu hakiyay guddiga FEIT ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka António Guterres oo Farmaajo Ku Adkeeyey Dhaarta Xildhibaannada ee 14-ka April Xogheyaga guud ee qaramada Midoobey António Guterres ayaa adkeeyey in xildhibaannada la dhaariyo 14-ka April, lana dhameystiro doorashada baarlamaanka inta harsan. António Guterres oo khadka telefanka kula hadlay Farmaajo ayaa…