Waxaa maalintii sideedaad gudaha hotel ku yaalla garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka socda bixinta shahaadooyinka xildhibaannada labada aqal. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa saaka kamid ah musharixiinta qaatay shahaadooyinkooda xildhibaannimo, waxaana ka…