1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga USAID: Xaaladda abaaraha Soomaaliya waa mid masiibo ah, oo lamid ah abaartii dhacday sanadihii 2011 Hay’adda dowladda Maraykanka u qaabilsan macaawinada dibadda ee USAID ayaa walaac ka muujisay xaaladda abaaraha ee ka jirta deegaanada Soomaalida. Sarkaal sare oo ka tirsan hay’adda macaawinada dibadda u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka HOP#039 Oo Saaka Baladweyne Lagu Dooranayo Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay odayaasha dhaqanka kursiga HOP#039, kaas oo doorashadiisa maanta lagu qabanayo magaalada Jowhar. Waxaa saaka oo Isniin ah magaalada Baladweyne ka socoto diiwaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Rooble iyo Muuse Biixi oo Khadka Kuwada Hadalay Ra’iilsawasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wadahada dhanka khadka Taleefoonka wuxuu la yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaana uu la wadaagay sida uu uga xun yahay musiibadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble oo Amray Fasixitaanka Lacag Somaliland Horay Looga Xayiray Ra’iisulwasaaraha xuuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu fasaxo Somaliland lagac gaarayso $11,700,000, taas oo la xayiray sanadkii 2018-kii. Ra’iisulwasaare Roole ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF iyo Ganacsatada Oo Lacag Ugu Yahoobahay Khasaarihii Ka Dhashay Dab Ka Kacay Suuqa Waaheen Ra’iilsulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay ganacsatada Soomaaliyed, kaas oo looga hadlay sidii loogu gurman ganacsatadii hantidooda ku dhibaatadii soo gaartay suuqa weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso Liiska Magacyada Xildhibaannada Shahaadada Qaatay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa maantii labaad waxaa uu wada bixinta aqoonsiga iyo Shahaadooyinka xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaliya, waxaana guddigu maanta Shahaadooyinkooda uu siiyay in…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle Kadib, Xildhibaannada Koonfur Galbeed oo Shahaadooyinka Qaatay, Kana Biyo-diiday Amarka Laftagareen Xildhibaannada Koonfur galbeed ayaa saaka bilaabay iney qaataan shahaadada guddiga doorashada ee FEIT, iyaga oo ka biyo-diiday amar uu horay usoo saaray madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasis Lafta-gareen kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wararkii Ugu Dambayey Khasaaraha Dabka Suuqa Waaheen Duqa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland Cabdikariin Mooge ayaa warbaahinta u sheegay in 48-saac ee la soo dhaafay dabkii ka kacay suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa uu ka dhashay khasaaro…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaanada KG Oo Bilaabay Qaadashada Shahaadooyinka Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ayaa maalinkii labaad magaalada Muqdisho ka wado bixinta shahaadooyinka xildhibaanada baarlamaanka 11-aad. Mas’uulliyiin uu kamid yahay xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo ah guddoomiyihii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baladweyne: Yaa Kusoo Baxay HOP#019 iyo HOP#059 Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan lagu doortay kuraas ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad, kuwaas oo tirsigoodu yahay HOP#019 iyo HOP# 059. Kursiga tirsigiisu yahay HOP#059 ayaa…