1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Gobolka Mudug Qarax gaystay khaasaare dhimasho ah ayaa waxaa uu maanta ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Mudug, kadib markii uu qarax qabsaday gaari la sheegay inuu ku sii jeeday magaalada Cadaado…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Kawada Hadleen Cali Guudlaawe iyo Guddiga Xuduudaha iyo Federalka? Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa uu kula kulmay guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka dalka. Kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Maxay Heshiiska La Xiriira Burcad Badeedda oo ay Galeen Itoobiya iyo Turkiga? Golaha wasiirada dalka Itoobiya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka heshiis iskaashi oo dowladda Itoobiya ay la gashay dalka Turkiga. Heshiiska labada dhinac ay gaareen ayaa ka kooban Iskaashi dhanka ciidamada ah…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 26-ka Kursi ee Dhimman La’aantood, Mala Qaban Karaa Doorashada Guddoonka iyo Madaxweynaha? Hadda oo ay xulan yihiin baarlamaanka federaalka ah ilaa 249 xildhibaan oo golaha shacabka ah iyo 54 Senator oo aqalka sare, isla markaana ay Dokomentiyadii xildhibaannadaasi ay SEIT ku wareejiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Ka Soo Baxay Kulanka Rooble iyo Xog-hayeyaasha Labada Aqal Ra’iisulwasaare Rooble ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xog-hayeyaasha Guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux iyo Cali Maxamed Jaamac. Kulanka ayaa looga hadlay dardar gelinta howlaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Xaaladdii Ugu Dambaysay Dagaalka Ruushka iyo Ukraine Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqday in ay dhimayso howl galadeeda laba aag oo muhiim ah kuwaas oo ka tirsan dhulka Ukraine si ay kalsooni u galiso wadamada u dhaxeeyo labada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Larry Andre: Waxa Aan Taageereynaa Kuwa Doonaya In La Dhiso Soomaaliya Nabad Ah Safiirka dowladda Maraykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb Larry Andre ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambayay ee amniga iyo doorashooyinka dalka. Larry ayaa sheegay in dowladda Maraykanka ay taagerayso howlaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wanlaweyn: Qarax Miino Oo Saaka Dhacay, Akhriso Khasaaraha Ka Dhashay Wararka naga soo gaarayo degmada Wanlaweyn ee gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in saaka qarax miino uu ka dhacay degmada. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo Soo Saaray Liiska Kuraastii Dacwadooda Loo Soo Gudbiyay Guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha doorashooyinka ayaa soo gudbiyay liiska Dacwadihii ay qabteen intii ay socotay doorashada kuraasta labada aqal. War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in guddiga ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Galmudug oo Soo Gudbiyay Xogta Xildhibaannada Baarlamaanka11-aad Guddiga doorashooyinka dadbadan ee SEIT Galmudug ayaa maanta waxaa uu xogta xildhibaannada cusub ee Baarlmaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ku wareejiyey guddiga heer federal ee FEIT. Guddiga ayaa waxaa…