U bood dhigaalka

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo Soo Saaray Liiska Kuraastii Dacwadooda Loo Soo Gudbiyay

Maarso 30, 2022
Guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha doorashooyinka ayaa soo gudbiyay liiska Dacwadihii ay qabteen intii ay socotay doorashada kuraasta labada aqal.