2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Shafiir: Xaaladda Amni Ee Dalka Waa Ay Sii Xumaanaysaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed madaxweynihii hore dalka ayaa ka hadlay xaaadaha amniga iyo doorashooyinka dalka, kadib weerarradii dhowaan ka dhacay Muqdisho ee lagu qaaday garoonka Aadan Cadde iyo magaalada Baladweyne,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta Yemen Oo War Ka Soo Saaray Weerarada Kaydka Saliidda iyo Gaska Sacuudiga! Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay weeraro isdaba joog ah oo lagu weeraray xarumaha kaydka saliidda iyo gaaska ee magaalooyinka Jeddah iyo Riyaad. Weeraradaan ayaa loo adeegsaday gantaallo culus iyo diyaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WFP: Sanadkii hore 53% Cuntada aan Soomaalida Siinnay Waxay Ka Timid Ukraine Hey’adda cuntada adduunka WFP ayaa sheegeysa in 53% cuntada ay sanadkii hore keentay Soomaaliya ay kasoo qaateen Ukraine. Hey’adda ayaa intaas ku dartay in mar haddii uu dalkaasi dagaal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Odayasha Dhaqanka HOP#058 Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaysa ergada kursiga HOP#058 . Kursigaan ayaa waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaan Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Ciidamada Dowladda Iyo Ahlu-sunna Oo Ku Dagaalamay Galguduud Warar laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in duleedka waqooyi ee mgaalada uu dagaal ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan kuwa galmudug iyo ururka ahlu-sunna. Dagaalka ayaa yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Gu’a oo Ka Curtay Gobollada Qaar Ee Dalka Waxaa 48-kii saac ee lasoo dhaafay gobollada dalka qaar ka mid ah ka da’ayey Roob dadka iyo duunyadu ay ku diirsadeen, kaas oo ah xiga Gu’a , waxaana bilihii lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Marxuumad Aamina Maxamed Cabdi oo Aas Qaran Muqdisho Loogu Sameeyey Allah unaxariistee waxaa maanta khubuuraha ku yaalla Isbitaalka xoogga qaranka ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir aas qaran loogu sameeyey meydka xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo Nabadooonkeedii, kuwaas oo habeen…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maama Qaali : Xildhibaan Aamina Waxay u Geeriyootay Kiiskii Ikraan Qaali Maxamuud Guhaad Hooyada dhashay marxuumad Ikraan Tahliil Faarax ayaa sheegay in marxuum xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi loo dilay kiiska Ikraan oo ay in badan u doodaysay, waxaana ay hadalkeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Kusoo Baxay HOP#011 oo Baladweyne Lagu Doortay? Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta lagu doortay kursi katirsan golaha shacabka Baarlamaanka11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya kaas oo doorashadiisu ay istaagtay habeenimadii xalay, kadib qaraxyo isxigay…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Guudlaawe:- in Ka badan 150 Qof ayaa ku dhintay Ama ku dhaawacmay Qaraxyadii Baladweyne Dawlad Goboleedka hirshabeelle ayaa markii ugu horaysay tiro koob rasmi kasoo saartay dadka ay waxyeeladu kasoo gaartay weerarkii xalay ka dhacay Magaalada Baladweyne. Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen oo shir jaraa’id…