1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskaashiga Canshuurta Dowladda, Dagaalka Ukrain iyo Abaarta oo Qaali Ka Dhigay Gaaska Qiimaha gaaska ayaa sare ukac ku yimid iyada oo ay aad u kacay qiimaha la siiyo haamaha ay ku jiraan 6 kiilo, 13 kiilo iyo 20 kiilo. Haanta 6 kiilo,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Zakiya oo Farriin Amni u Diray Xildhibaannada La Doortay Zakiya Xuseen oo ah taliye xigeenka booliiska Soomaaliya ayaa farriin amni u dirtay xildhibaannada cusub ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo ka dalbatay in aanay tagin meelaha dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Kismaayo Oo Maanta Lagu Soo Gabagabaynayo Doorashada Golaha Shacabka Waxaa maanta oo Isniin ah magaalada Kismaayo lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Kuraasta maanta la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka laba kursi oo dhawaan lagu dooran doono magaalada Baladweyne. Kuraasta odayaashooda la shaaciyay ayaa kala HOP#011 iyo HOP#063, kuwaas…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlayay Xakameynta Hubka oo Muqdisho Kusoo Gabagaboobay Waxaa maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir socday labo maalmood oo looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, kaas oo u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Abaartu Ku Saameysay Deegannada Jubbaland oo Gurmad Gaaray Dowladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa maanta deegannada Jubbaland waxaa ay ka bilowday qabinta deeq Raashin ah, taas oo ka faaiidaysanayaan ku dhowaad 10,000 oo qoys oo ku dhaqan deegaannada dowlad goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad Deegaanka Soomaalida: Ciidamo Dilay Dad Shacab Ah Wararka laga helayo deegaanka Gursum oo hoostaga gobalka Faafan ee dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay dad shacab ah ku dileen deegaanka. Dadka la dilay ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Midowga Musharraxiinta Iyo Guddoomiye Muuse Geelle? Midowga Musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer federal Muuse Geelle Yuusuf, waxaana kulanka ku wehlinaayey xubno ka tirsan guddiga,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble Oo Baaq U Diray Hirshabeelle iyo Jubbaland Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay inuu uu si dhaw ula socodo juhdi badan uu kuxinayo dhammaystirka doorashada kuraasta golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya ee wali harsan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Hirshabeelle Oo Guddoomiye Cusub Doortay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaha guddigaas ugu doortay Maxamed Xuseen Maxamed Waadi. Waadi ayaa xalay loo magacabay in uu xubin ka noqdo…