1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka kuraastii ugu dambaysay ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo. Kuraasta la shaaciyay odayashooda ayaa kala HOP#133 iyo HOP#219, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Guudlaawe Oo Xilkii Ka Qaaday Guddomiyihii Doorashooyinka SEIT iyo Xiisad Ka Taagan Baladweyne Iyadoo maalmihii u danbeeyay uu khilaaf culus ka taagnaa doorashada kuraasta Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, islamarkaana ay isku hayeen madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa, ayaa hadda khilaafkaasi waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Laftagreen oo La Kulmay Guddigii Doorashooyinka SEIT Koonfur Galbeed Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT) ee dhowaan doorashada soo dhammeeyey. Madaxweynaha ayaa guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Siciid Deni : Waxaan Ahay Musharax U Taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magaalada Garowe waxaa uu kulan kula qaatay xildhibaannada labada aqal Puntland ku matalaya Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka labadiisa gole, xili uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawa Hadleen Rooble iyo Guddiga Hirgelinta Doorashooyin Dadban? Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Muqdsho kulan kula qaatay guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer federaal Muuse Geelle Yusuf oo uu kala hadlay hirgalinta jadwalka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kismaayo: Yaa Kusoo Baxay Kuraasta HOP#029 iyo HOP#124? Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa maanta lagu doortay laba kursi oo katirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka oo horay guddigu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Yahay Shirka Beyle Waashitoon Kula Leeyahay IMF iyo Bangiga Adduunka? Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka shirar muhiim ah kula leh madaxda Hey’adda IMF iyo Bangiga Adduunkan iyo xubno sarsare…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Amniga Jubbaland? Madaxwaye ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir-guddoomiyey shirka billaha ah ee golaha amniga Jubbaland,kaas oo maanta ka qabsoomay magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada AMISOM oo Qarax Lagula Eegtay Shabeellada Dhexe Ciidamo ka tirsan kuwa nabad ilaalinta midowga afrika ee AMISOM, gaar ahaan kuwa u dhashay dalka Burundi ayaa waxaa maanta qarax lagula eegtay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe,…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose Ku Matalaya Somaliland! Waxaa heer gabagaba ah maraya xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka 11-aad oo doorashadooda ay ka socoto deegaanada dalka. Illa iyo hadda 3 maamul iyo Somaliland iyo beelaha banaadiriga ayaa soo dhamaystiray…