1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT Oo Fasaxay Doorashada Kursiga HOP#204 Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa shaaciyay in ay dib u fasaxeen doorashada kursiga HOP#204 oo ay horay u hakiyeen. Kursigaan oo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baydhabo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Dib U Dhac Ku Yimid Doorashada Baladweyne Waxaa maanta oo Isniin ah dib u dhacay doorashada doorashada afar kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Kuraasta maanta lagu wada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Odayaasha Dhaqanka Saddex Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka saddex kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Galkacayo. Kuraastaan ayaa kala ah HOP#018, HOP#20 iyo HOP#021, kuwaas talaadada lagu dooranayo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Soo Baxay Kuraasta Galkacyo Lagu Doortay? Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa lagu doortay sedex kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaaka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kuwaas oo deegaan doorashadooodu ay tahay Gaalkacyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Qabatay Nin Horay Dad U Dilay Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland oo howlgallo ka sameeyay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen nin ay sheegeen inuu horay dil ugu geystay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Deni Iyo Wafdiga Qaramada Midoobay? Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Garoowe waxaa uu kulan kula qaatay wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo hoggaaminaysay Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursiga HOP#204 Oo La Hakiyey Doorashadiisa! Guddiga doorashooyinka dadban ee SEIT Koonfur Galbeed Soomaalaiya ayaa hakiyey qabashada doorshada kursi ka tirsan golaha shacabka BJFS, kaas oo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baydhabo, waxaana tirsigiisu yahay HOP#204. Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyay Miisaaniyad Cusub Shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu ansixiyey Miisaaniyad KMG ah oo dhan $…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Golaha Shacabka oo Dib Uga dhici doonta 15-ka March 50 xildhibaan oo 16 ka kursi ee Gedo yaalla ay ka mid yihiin ayaa ka haray golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana muuqata in uu ka dhib dhici doono qorshihii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdiraxmaan Odowaa oo Mar Kale Noqday Xildhibaan Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa mar kale kusoo baxay matalaadda kursiga a #HOP069 kadib doorasho goordhow ka dhacday magaalada Galkacyo ee xarunta Mudug. Cabdiraxmaan Odowaa ayaa ka mid noqonaya xildhibaannada baarlamaanka…