1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada 4 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada afar kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah HOP#004, HOP#011, HOP#063 iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Jubbaland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Xildhibaan Kuulow Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa guud ahaan Ummada Soomaaliyeed, bulshada Jubaland, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay uga tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Kismaayo Lagu Doortay Oo Geeriyooday Allaha u naxariistee Maxamuud Muxumed Kuulow oo ka mid ahaa xildhibaanada cusub ee golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xildhibaan Kuulow…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaalad Kacsanaan ah iyo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo Laga Dareemayo Gaalkacyo Xaalad kacsanaan ah iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa maanta laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, Halkaas oo uu ku sugan yahay madaxweynaha dowlad goboleed Galmudug Qoorqoor oo dhowaan halaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Gorgor iyo Haramcad Isugu Jira oo Maanta Gaaray Matabaan Ciidamo isuguu jira kuwa Gorgor iyo Harmacad ee dowladda federalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, waxaana la sheegay in ciidamadu ay fasiinno ciidan ka samaysteen daafaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Daadajinta Adeegyada Caafimaadka ee Gobolka Banaadir oo Laga Hadlay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka sanad guurada Daadajinta Adeegyada Caafimaadka Gobolka Banaadir. Munaasabdan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Jubbalanad? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda oo maanta ka qabsoomay xarunta madaxtooyada, kaas oo looga hadlay qodobo kala duwan oo ay ugu waawaynaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisulwasaare Rooble oo La Kulmay Safiirka Mareykanka Baaqna u Diray Madaxda Dowlad Goboleedyada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka, iyadoo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Lagu Doortay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ah deegaan doorashada labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta waxaa lagu doortay sedex kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Duullaanka Ruushka ee Ukrain oo galay Maalintiisii 15aad Iska horimaadyo ayaa Khamiist maanta ah mar kale ku dhex maray duleedka magaalada Kyiv ciidamada Ruushka iyo kuwa Ukraine, iyadoo dagaalku uu galay maalintii 15-aad, Dhanka kalena shir saddex geesood…