4 daqiiqo Sheeko:War Warbixin: Sidee Ku Dhacday Xulashada 213 Xildhibaan, Kuwa Soo Noqday iyo Qaarka Baxay, Yeyse Taageeraan? Xulashada dadban ee Soomaaliya ka socotay ayaa mareysa heer gebogabo ah, iyada oo ilaa hadda la xulay golaha shacabka xildhibaanno gaaraya 213(77%), tiradaasi waxaa mar kale soo noqday ilaa 69…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Putin: Cunaqabateenada Ka Dhanka Ah Ruushka Waxay La Mid Yihiin Iclaamin Dagaal Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ku hanjabay sii jirtaanka dalka dagaalka uu ku qaaday ee Ukraine, xilli ciidamada ruushka ay gudaha ugu jiraan dalka deriska la ah. “Mas’uuliyiinta Ukraine…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso:Xildhibaannada Kusoo Baxay Doorashadii Gaalkacyo Magaalada Gaalkayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa maanta lagu doortay afar kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Qiima Kororka Shidaalka Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay qiimo kororka ku yimid Shidaalka nuucyadiisa kala duwan, kaas oo bilihii ugu dambeeyey laga dareemayaey, waxaana wadayaasha gaadiidku ay ka cabanayeen sare kaca ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Qaabilay Xildhibaannadii Boosaso Lagu Doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay xildhibaannada cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 1-aad ee dowladda federalka Soomaaliya,kuwaas oo shalay lagu doortay Boosaaso. Kulanka oo Qado sharaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dardargalinta Gurmadka Abaaraha oo Laga Shiray Ra’iisulwasaare ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay maanta shir ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha, waxaana diiradda lagu saaray dardargelinta gurmadka la samaynayo. Guddiga gurmadka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisulwasaare Rooble oo Warbixin Ka Dhagestay Guddiga Qiimaynta Garbahaarrey Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Qiimeynta xaaladda deegaan doorashada labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland ee Garbahaareey, kuwaas oo tagay Kismaayo. Kulanka guddiga iyo Ra’iisalwasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baladweyn: Guudlaawe oo Isku Xiray Doorashada iyo Hub Ka Dhagista Musharaxiinta Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa xalay kulan gaar la yeeshay ilaa 50 musharax oo u tartamayey 11 kursi, isaga oo kala hadlay in doorasho ka dhacdo Baladweyn ay ku xirantahay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Yaa U Tartamay Kuraasta Galkacyo Lagu Dooranayo? Waxaa maanta oo Axad ah magaalada Galkacayo lagu qabanayaa doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadooda ay tahay Galmudug. Galkacyo oo ah deegaan doorashada labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ciidamo Gadoodsan iyo Xiisad Ka Taagan Baladweyne. Waxaa aad u kacsan xaaladda magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan kadib markii ay xiisad ka dhalatay kursi kamid ah kuraasta golaha shacabka in loo xiray shaqsi gaar ah. Ciidamo…