3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Shaaciyey Musharraxiinta Kuraasta Taalla Boosaaso Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta shaaciyey musharraxiinta u tartamaysa 16 kursi oo tirsan golaha shacabka BJFS , kuwaas doorashadoodu ay ka dhici doonto magaalada Boosaso ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Gaaray Gaalkacyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha madaxweynaha iyo wadigiisa. Wasiirro, xildhibaanno…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Xildhibaannada Kusoo Baxay Doorashadii Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomalaiya ayaa maanta waxaa lagu soo doortay lix kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuryadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Telecom oo ku guuleysatay billadda GLOMO Awards Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa markii ugu horreysay waxa ay ku guuleysatay Abaalgudka Hal-abuurka Shirkadaha Moobaylka ugu wanaagsan, taageeridda xaaladaha degdegga ah iyo Gargaarka baniaadamka oo sanadkan lagu qabtay magaalada…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug oo Weli Laga Maamuuso Siyaad Barre iyo Afgambigiisa Dunida marka uu dhaco kacdoon isbadaldoon ah sidii 1991-dii, kuwa guuleystay ayaa qora taariikhda iyaga oo dhaqa aafooyinkii, tirtirana raadadkii xumaa, laakin taasi kama dhicin guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab oo La Wareegay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Sanaag Wararka naga soo gaarayo gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in caawa fiidkii deegaanka Milxo oo ka tirsan gobolka ay la wareegeen Al-shabaab, kadib dagaal ka dhacay deegaanka, wararku waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Shaacisay Musharraxiinta Lix Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleeda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey musharraxiinta lix kursi, kuwaas oo deegaan doorashaduudu ay tahay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Cumar Filish: Maandooriyaha Ayaa Ka Mas,uul ah Amni Xumida Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada caasimadda ah ee MuqdishoCumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho uga qeyb galay ololaha wacyigalinta ka hortagga isticmaalka Maandooriyaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Kawa Hadleen James Swan iyo Taliye Xijaar? Ergayga Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa maanta waxaa uu Muqdisho kulan kula yeeshay taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddigga Xaqiiqo Raadinta Garbahaarreey oo Gaaray Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobleedka Jubbaland ayaa waxaa maanta gaaray guddigii uu u magacaabay Ra’iisalwasaare Rooble soo qiimaynta deegaan doorashada labaad maamulka Jubbaland ee Garbahaarreey.…