1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga hadlay kulankii maanta Muqdisho ku dhex maray James Swan & Bankole Adeoye? Ergayga gaarka ah ee Qarammada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Amniga iyo nabadgelyada ee Midowga Afrika Bankole Adeoye. Kulanka labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Soo Baxay Kulanka Deni iyo Diyaano ? Waxaa natiijo la’aan ku soo dhaamaday shir dhex maray madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Agaasimihii PSF ee xilka laga qaaday Maxamuud Cismaan Diyaano. Diyaano oo uu wehliyo wafdi uu hogaaminayo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobalka Gedo Oo Ka Horyimid Guddi Uu Ra’iisul wasaare Rooble Magacaabay Maamulka gobalka Gedo ayaa walaac ka muujiyay guddiga ra’iisulwasaaraha uu u xil saaray in ay soo qiimeeyaan magaalada Garbahaarreey iyo xaaladeeda amni. Guddoomiyaha gobalka Gedo oo garab dhan la ah…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Halkee ayey Tahay in Soomaaliya Ka Istaagto Kiiska Ruushka iyo Ukraine? 24 February 2022, Ruushka ayaa duulaan dhan walba ah waxaa uu ku qaaday Ukraine, weerarkan uu doonayo inuu guud ahaan kula wareego dalkaasi ayaa lagu sheegay midkii ugu cuslaa tan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada 11 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay habraaca iyo jadwalka doorashada 11 kursi oo lagu dooranayo magaalada Baladweyne. Kuraasta la shaciyay ayaa kala ah HOP#004, HOP#010, HOP#011, HOP#019, HOP#030,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Odayaasha Dhaqanka 16-ka kursi Ee Boosaaso Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Puntland ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaysa ergada 16 kursi oo lagu dooranayo magaalada Boosaaso. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Heshiisiinta Laba Beelood oo Wajigiisii Labaad uu Ka Furmay Garoowe Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntlnad Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay wejiga labaad ee shirka nabadaynta Beelaha walaalaha ah oo dirirtu ku dhex martay dhowaan deegaannada maamulka Puntland. Shirkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Kawada Hadleen Laftagareen iyo Wafdiga Qaramada Midoobay? Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Baydhabo maanta waxaa uu kula kulamay wafdi ay hoggaaminaysay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay Marwo Kiki Gbeho. Kulanka ayaa intii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Hay’adaha Amniga ? Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Muqdisho waxuu shir kula yeeshay taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dowladda federalka ah iyo ciidammada nabad ilaalinta AMISOM. Shirka ayaa intii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga HOP#031 Oo Lagu Doortay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee caasimadda gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta lagu doortay kursi kamid ah golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, kaas oo deegaan doorashadiisu tahay gobolka…