U bood dhigaalka

Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada 11 Kursi Oo La Shaaciyay

Maarso 2, 2022

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay habraaca iyo jadwalka doorashada 11 kursi oo lagu dooranayo magaalada Baladweyne.

Kuraasta la shaciyay ayaa  kala ah HOP#004, HOP#010, HOP#011, HOP#019, HOP#030, HOP#039, HOP#058, HOP#059, HOP#063, HOP#066 iyo HOP#135.

War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in kuraastaan la dooranayo 8 illa 9-ka bishaan marso, waxaana kuraastaan ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaanada kala ah :-

HOP#004: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone)

HOP#010: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan C/risaaq Axmed Maxamed (Jindi)

HOP#011: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cabdrisaaq Cumar Maxamed

HOP#019: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Farxiya Muumin Cali

HOP#030: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Daahir Amiin Jeesow

HOP#039: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Maryan Axmed Haarun

HOP#058: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Nuur Iidow Bayle

HOP#059: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Samiira Xasan Cabdulle

HOP#063: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre

HOP#066: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Cumar Cismaan Waasuge

HOP#135: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi