3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Qorqor oo u diiday Sarreeye Gaas Dahir Indhaqarshe in uu u tartamo kursigii uu reerkiisu ku maamuusay “Meel Waddani Geesi ah Wax Ka doonto ma aha Galmudug” S/Gaas. Dahir Indhaqarshe S/Gaas Daahir Aadan Cilmi oo labojeer horay usoo noqday taliyihii xoogga dalka ayaa Axmed Qorqor u diiday in uu u tartamo kursiga Golaha Shacabka uu reerkiisu ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirkadda Coastal: Rooble iyo Farmaajo waa Ogaayeen Heshiiska 7-bada Xirmo Ra’isul wasaare Maxamed Rooble iyo madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa ay labaduba ogaayeen, isla markaana taageero weyn oo joogta ah siinayeen heshiiska qeybiga Batroolka ee ay wada saxiideen mas’uuliyiinta…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SWIFT: Nidaamka Ruushka Laga Saarayo Ee Uu Cabsida Ka Qabo Quwadaha reer galbeedka, gaar ahaan Maraykanka iyo Midowga Yurub, ayaa ku dhow inay ku heshiiyaan qaabkii Ruushka looga saari lahaa nidaamka maaliyadda caalamiga ah SWIFT, taa oo looga jawaabayo duulaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeyay Ee Dagaalka Ruushka Iyo Ukraine Waxaa malintiisi lixaad galay dagalka u dhaxeeya ruushka iyo ukraine, xili xukumada Moscow ay sheegtay in ay sii wadayso weerarkeeda ka dhanka ah dawlada madaxwayne Zelenskyy, Ruushka ayaa sacadihii la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Jadwalkada Doorashada Lix Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyey jadwalka doorashada lix kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah oo lagu dooranayo magaalada Gaalkacyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisalwasaare Rooble oo La Kulmay Xildhibaannada Banaadiriga Ee Muqdisho Lagu Doortay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Banaadiriga 11-aad kusoo baxay ee Beelaha Banaadiriga, oo dhowaan la doortay. Casho…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Koonfur Galbeed Oo Shaaciyay Odayaasha Dhaqanka Lix Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey liiska bulshada iyo dhaqanka ee soo kala xulaya ergada kala dooraysa lix kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Biriijka Dooxa Dacar Budhuq Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si rasmiya xadhiga uga jaray dhisma lagu sameeyey Biriij-ka Dooxa Degmada Dacar-budhuq, kaas oo dhismihiisa ay ka taageertay dowladda Imaaraadka Carabta, togaana ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble Oo Guddi U Magacaabay Arrinta Gedo Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi qiimayn iyo baaris ku sameeya xaaladda amni ee deegaan doorashada labaad ee Jubbaland. Guddigaan ayaa ka kooban todaba xubnood waxaana lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni iyo Diyaano Oo Kulmaya Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari maanta oo Isniin ah lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni iyo Agaasimaha hay’adda amniga ee PSF Sareeyo…