1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed: Habraaca Doorashada Lix Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada Lix kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Baydhabo. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo 41 Milyan oo Dollar u Qoondeeyey Abaaraha Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann iyaga oo kawada hadlay arrimo dhowr ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Shaaciyey Jadwalka Kuraasta Lagu Dooranayo Boosaaso Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta shaacioyey jawanka 16 kursi, kuwaas oo ka tirsan Baarlaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya , waxaana lagu dooran doonaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso Natiijada Lix Kuri Oo Baladweyne Lagu Doortay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta lagu doortay lix kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Columbus Oo Soo Qabtay Nin Loo Heeysto Dilka Imaam Maxamed Xasan Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya dil loo geestay allaha u naxriiste Imaam Maxamed Xasan oo 25-kii December sanadkii hore meedkiisa laga helay magaalada Columbus, Ohio ee dalka Mareykanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed: Liiska Doroashada Afar Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska afar kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo doorashadooda la qabanayo todobaadkaan. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Lix Kursi Oo Ka Socota Baladweyne Waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan maanta oo Axad ah lagu qabanayaa dhacdo doorashada 6 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta doroashadooda lagu wado maanta in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaro Kala Duwan Oo Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Muqdisho Waxaa magaalada Muqdisho habeenimadii xalay ka dhacay shil sababay dhimashada hal qof iyo dhaawaca todoba ruux oo ku sugnaa goob maqaaxi ah. Shilka ayaa yimid kadib mid kamid ah gawaarida…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo War Kasoo Saaray Dacwadda Kursiga HOP#045 Guddiga xalinta Khilaafaadka ee doorashooyinka dadban ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa waqti dheeraad ah waxaa uu ku daray baaritaan uu sheegay guddiga in lagu samaynayo dacwad laga gudbiyey…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Hooyo Dishay Gabadheeda Hooyo ku dhaqan magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa gabar yar ay dhashay waxaa ay ku dishay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, taas oo la sheegay in ay 9 sano…