1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Cismaan Karaash iyo Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland Oo Kulmay Madaxwayne Ku-xigeenka dwlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Garowe kulan kula qaatay guddiga gurmadka Abaaraha ee Puntland, oo dhowaan uu magacaabay maamulka Puntland. Axmed Cismaan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Xildhibaannada Kusoo Baxay Doorashadii Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta lagu doortay lix kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, oo ka mid 13…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Eedeysane Fahad Oo Loo Soo Xulay Baarlamaanka 11-aad Agaasimihii hore ee hey’adda sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasin Xaaji Daahir ayaa maanta loo soo xulay in uu kamid noqdo xildhibaan ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee. Fahad Yaasiin ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka FEIT: Waxaa Markale Lala Wareegay Dhammaan Baraheenna Bulshada Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa shaaciyay in dhamaan lagala wareegay baraha bulshada ee guddiga. War ka soo baxay guddiga FEIT ayaa lagu sheegay in aysan mas’uul ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada 5 Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 5 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Kismaayo. Kuraasta la shaaciyay ayaa doorashadooda la qabanaya maalinta talaadada ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisalwasaare Rooble oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Heshiiska Shidaalka Ra’iisalwasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaci-darro ku tilmamay heshiis la sheegay inuu ku saabsanaa Shidaalka dowladda federalka Soomaaliya ay la gashay shirkadda lagu magacaabo Coastline.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Eedeysane Fahad Oo Qaatay Shahaadada Kursiga HOP#086 Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo kamid ah eedeysanayaal loo heysto dilka Sarkaal ayaa galabta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Fahad ayaa u sharaxan kursiga tirsigiisu yahay #086, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Iska Fogeeyey Heshiiska Shidaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ayaa iska fogeeyey inuu wax ka og yahay heshiiska Shidaalka 7 xirmo uu saxiixay wasiirka Batroolka iyo Macdanta xukuumadda federalka ah ee Soomalaiya, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo iyo Maamulkiisa oo Xermooyin Shidaal La Saxiixday Shirkadda Coastline Talaabo lagu tilmaamay mid qariskatuurnimo ah, Farmaajo iyo maamulkiisa ayaa heshiis shidaal la saxiixday shirkadda Coastaline. Ilaa 7 xirmo ayuu sheegay wasiirka Batroolka Cabradhiid in la kala saxiixday, iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaaro Gaystay oo Ka Dhacay Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa maanta ka dhacay qarax, kaas oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah, waxaana kasoo baxaya warar…