U bood dhigaalka

 Farmaajo iyo Maamulkiisa oo Xermooyin Shidaal La Saxiixday Shirkadda Coastline

Febraayo 19, 2022

Talaabo lagu tilmaamay mid qariskatuurnimo ah, Farmaajo iyo maamulkiisa ayaa heshiis shidaal la saxiixday shirkadda Coastaline. Ilaa 7 xirmo ayuu sheegay wasiirka Batroolka Cabradhiid in la kala saxiixday, iyada oo horay uu Farmaajo u joojiyay in dowladda aaney geli karin wax heshiis ah.

 

Image

Image

Goobjoog News