1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Geerida 10 Ruux iyo Weynta 64 Kale oo Ka Dhalatay Laba Markab oo Degtay Maditerranian-ka Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay 64 kalena waa la la’yahay ka dib markii labo markab ay ku degeen Mediterranean-ka ee koonfurta dalka Talyaaniga, sida ay sheegtay hay’ad samafal oo Jarmalka laga leeyahay.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa wada kulamo kala duwan oo uu la yeelanayo madaxda dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre “Dalkeenna Aan Maalgashano si uu u Horumaro”. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer ku tagey degmada Daarusalaam, ayaa halkaas wakhti kula qaatay boqollaal dadweyne ah oo isaga kala yimid.
2 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Maxaa Ka Ogtahay Maalmaha Ciidda iyo Suugaanta Lagu Madadaalsado Inta lagu jiro maalmaha farxadda iyo rayn raynta leh ee ciidda kasokow damaashaadka, dabbaaldegga iyo dalxiiska waxaa jirta suugaan laysku madadaaliyo dharaarahaas, oo inta badan bulshadu ay dhageystaan.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hogaamiyihii Ugu Sareeyay Daacish ee Soomaaliya oo Lagu Bartilmaameedsaday Duqaymaha Cirka ee Maraykanka Duqayn uu Maraykanku ka fuliyay Soomaaliya ayaa dabayaaqadii bishii May ayaa la beegsaday hoggaamiyaha ugu sarreeya Kooxda Daacish ee Soomaaliya, balse ma cadda in hoggaamiyahaasi lagu dilay duqayntaas.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Caadoonyinka Yaabka Leh oo ay Bulshada Muslimiinta ay Sameeyaan Maakmaha Ciidda Ciiddu waxay guud ahaan Muslimiinta meel walboo ay joogaan ugu suntantahay amin farxadeed, oo ay damaashaad iyo niyaayar ku qaataan, balse waxaa jira caadooyin la yaab leh ama waxyaabo cajiib ah oo dharaarahan sameeyaan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaaraha Israel oo Kasoo Horjeestay Go’aan Kasoo Baxay Milatariga Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka soo horjeeda qorshayaasha uu ku dhawaaqay militariga oo ah in maalin kasta la joojiyo dagaalka xeeladaysan ee lagu dagaallamayo waddooyinka muhiimka.
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Afrika oo Faahfaahin Ka Bixiyay Cabsida Laga Qabo Amniga Soomaaliya Kadib Bixitaankooda Ergayga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay Soomaalida in ka bixitaanka ciidamada ATMIS ee dalka aysan u horseedi doonin qalqal amni, xilli lagu wado sanadkaan dabayaaqadiisa ay ka baxayaan.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxwryne Xasan Sheekh oo Mas’uuliyiin iyo Shacab Salaadda Ciidda Kula Tukaday Ankara Iyadoo ay maanta Muslimiin dunida u tahay dharaarta koobaad ee ciiddu adxaha ayaa madaxda iyo hoggaamiyaasha dalalka Islaamku waxay salaadda ciidda la oogeen kumaan dadweyne ah, ayagoo shucuubta Islaamka ugu hambalyeeyay maalintan farxadda iyo niyaayarka huwan.
1 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Ra’iisulwasaare Xamse oo Shacabka Ugu Baaqay Isku Naxariisasho iyo Ku Tiirsanaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa salaadda Ciidda Carafo boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.