1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mulaxamiiste Jiir Oo Muqdisho Ku Geeriyooday Allah unaxariistee waxaa goor dhow magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday laxamiiste Cabdikariim Faraax Qaarey oo ku magac dheeraa (Jiir). Marxuumka ayaa muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa gudaha magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hooyo iyo Carruur Gaajo Ugu Dhimatay Gobalka Bakool Wararka naga soo gaarayo deegaanka Rabdhuure oo hoostaga gobalka Bakool ayaa sheegaya in deegaanka ay gaajo iyo harraad ugu dhinteen saddex qof. Dadka dhintay ayaa la sheegay in ay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Yaa Ku Fadhiyo Kuraasta Baladweyne Ee Doorashadooda La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashadooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay 13 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Baladweyne. Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah kuraasta tirsigoodu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baraawe: Odayaasha Dhaqanka 13 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo dooraneysa ergada 13 kursi. Kuraasta odayaashooda la shaaciyay ayaa lagu wadaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug Oo Shaacisay Liiska Musharixiinta Kursigii Ugu Dambeyay Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa shaaciyay liiska musharixiinta kursi ka dhimanaa aqalka sare. Qoor-Qoor ayaa soo saaray magacyada laba musharax oo u tartameysa kursiga ugu dambeyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur Galbeed: Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab oo Isku Dhiibay Dowladda Ciidamada xoogga dalka qeybta 60-aad oo ka howlgala deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in uu isku soo dhiibay xubin ay sheegeen inuu ka tirsanaa Al-shabaab, kaas oo magaciisa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble iyo Safiirka Mareykanka Oo Ka Shiray Abaarta Dalka Ra’iisul Wasaararaha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa uu la kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Adre, waxaana ay kawada hadleen arrimo dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guudlaawe Oo Shirka Looga Hadlaya Amniga Kaga Qeyb Galay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan looga hadlaayey amniga guud ee magaalada iyo kan gobolka, waxaana kulanka shir-guddoomiyey madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Suuqyada Soomaaliya oo Sicir-barar La Il-daran Sare-u-kac iyo sicir-barar xoog leh, oo saameeyey nolosha dadka ayaa maalmahan laga dareemayaa badeecooyinka sida cuntada, guud ahaan bagaashka, daawada, khudaarta, shidaal-ka, dharka iyo kabaha, Cosmetics-ka, qalabka dhismaha, iyo waxyaabaha…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kala Carar ka bilowday Ukrain Xilli La Ogaaday Goorta Uu bilaabanayo Dullaanka Ruushka La taliyaha amniga qaranka Mareykanka ee Jake Sullivan ayaa sheegay in ay aad ugu badan tahay in Ruushka uu ku duulo dalka Ukrain ka hor inta aysan dhamaan ciyaaraha Olombikada…