Allah unaxariistee waxaa goor dhow magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday laxamiiste Cabdikariim Faraax Qaarey oo ku magac dheeraa (Jiir).
Marxuumka ayaa muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa gudaha magaalada Muqdisho , waxaa uu ku naf baxay Isbitaalka Digfeer oo maalmihii dambe lagu baxnaaninaayey xaaladiisa caafimaad.
Goobjoog News