2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baraawe iyo Koonfur Galbeed: 13 Kursi oo la dooran doono Guddiga doorashooyinka dadban ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay shaaciyeen doorashada iyo habraaca 13 kursi kuwaas oo kamid ah golaha shacabka Baarlamaaka 11-aad dowladda federalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoorqoor oo la Kulmay Ku xigeenka Ergeyga UN-ka Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maalmihii dambe ku sugnaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay ku-xigeenka Ergayga gaarka ah Qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Askari Lagu Xukumay Dil Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa maanta xukun dil ah waxaa ay ku ridday askari la sheegay inuu horay u dilay sarkaar ka tirsan ciidamada he’adda PMPF, kaas oo lagu dilay duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka AFRICOM iyo 36 Dal oo Afrika ah oo ka Shiray Amniga, Maalgeshiga, Shaqaaleysiinta iyo Mustaqbal mid ah Shirkan oo ahaa mid loo qabtay taliyeyaasha waaxyada difaaca ee qaaradda Afrika ee 2022-ka ayaa halku dheg u ahaa “Maalgeshi mideysan si loo gaaro mustaqbal mideysan” Roma January 31-3 February…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madoobe oo Ka Warbixiyey Dadaallada La Xiriira Abaaraha Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islam Madoobe ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiirrada, kaas oo qabsoomay magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka u ah maamulka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Yaa Ku Soo Baxay Kuraasta Maanta Lagu Doortay Dhuusa-mareeb Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka goboleedka Galmudug lagu qabtay doorashada afar kamid ah kuraasta golaha shacabka . Kuraastaa maanta lagu doortay ayaa kala kuraasta tirsigoodu yahay HOP#049, HOP#051, HOP#061 iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar 4 maalin qaatay uu ku tagay magaalada dalka Imaaraadka Carabta, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lafta-gareen Oo QM iyo UK Kala Shiray Abaaraha Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed( Laftagareen) ayaa kulan Muqdisho kula qaatay Safiirka UK u fadhisa Soomaaliya Kate Foster iyo Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey u qaabisan Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Coldoon Oo Dib Loo Siiyay Xoriyaddiisii! Maxkamad ku taalla magaalada Hargaysa ayaa saakay waxaa ay sii daysay wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon, kaas oo saakay maxkamadda la horgeeyey, waxaana horay sidaan oo kale uu uga soo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afar Kursi Oo Lagu Dooranayo Dhuusa-mareeb, Yaa U Tartamaya? Waxaa lagu wadaa in maanta oo khamiis ah magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu qabto doorashada afar kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu ay…