1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Lagu Dilay Muqdisho Kooxo ku hubaysanaa Bastoolado ayaa maanta waxay ku dileen magaalada Muqdisho askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidanka dowladda federalka Soomaaliya, gaar ahaan waaxda Canshuraha ee lagu magacaabo Minashiibiyo. Dilka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kismaayo: Madoobe iyo Kate Foster oo Ka Wada Hadlay Abaarta Safiirka UK u fadhisa Soomaaliya Kate Foster iyo ergayga abaaraha iyo gargaarka u qaabilsan dowladda Ingriska Nick Dyer ayaa maanta kulan wadajir waxaa ay magaalada Kismaayo kula qaateen madaxweynaha maamulkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabeelle Oo Shaacisay Habraaca Doorashada Laba Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada laba kursi, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Jowhar. Kuraasta la shaaciyay doorashadooda ayaa ah HOP#70 iyo HOP#115, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 6 Kursi Oo Garowe Lagu Doortay, Akhriso Yaaku Soo Baxay Magaalada Garowe ee caasimadda maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa manta lagu doortay afar kursi oo kamid ah golaha shacabka Baarlamaaka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kuwaas deegaan doorashadoodu tahay deegannada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afar Kursi Oo Muqdisho Lagu Doortay, Akhriso Yaaku Soo Baxay Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu doortay afar kursi oo deegaan doorashadoodu ay tahay gobolada Waqooyi ee Somaliland, kuwaas oo katirsan kuraasta golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee jamhuuriyadda federalka ah Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Iyo Hay’adaha Gargaarka Imaaraadka Oo Ka Hadlay Gurmadka Abaaraha Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kulan kula qaatay qaar kamid ah madaxda hay’adaha gargaarka ee fadhigoodu yahay Imaaraadka carabta. Rooble ayaa kala hadlay hay’adaha…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rooble oo Imaaraadka Ka tiray Boogtii Farmaajo, Lana Kulmay Dhaxal sugaha iyo Ra’isul wasaaraha Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo haatan ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa u muuqda mid guulo taariikhi ah kasoo hoyey safarkiisa, isaga oo la kulmay dhammaan madaxda UAE…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 6 Kursi Oo Saaka Lagu Dooranayo Garowe, Yaa U Tartamaya? Waxaa magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland maanta ka dhaceyso doorashaa lix kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Puntland. Kuraasta la dooranayo ayaa waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 6 Kursi Oo Saaka Lagu Dooranayo Muqdisho, Yaa Hadda Ku Fadhiyo? Waxaa maanta oo Talaada ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada 6 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu ay tahay Somaliland. Kuraasta…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo La Kulmay Dhaxal Sugaha Dubai Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay dhaxal sugaha Abu Dhabi sidoo kalena ahna taliye ku-xigeenka ciidamada imaaradka carabta Carabta Sheikh Maxamed Bin Zaayid Ala…