1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Jubbaland , ayaa shaaciyay liiska 13 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha sahcabka ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo . Kuraasta la shaaciyay ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Jadwalka Doorashada 10 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashada Puntland ayaa shaaciyay ciyay xilliga la qabanayo doorashada 10-kursi oo dhawaan ay sheegen . Inta kagu guda jiro bishaan ayaa sida ku xusan jadwalka guddiga lagu qabanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabeelle: Waa Kuma Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiya Kuraasta Doorashadooda La Shaaciyay? Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay 11-kursi oo dhawaan doorashadoodu ay ka dhaceyso Hirshabeelle. Kuraastaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka waqtigoodu dhamaaday ee 10-aad.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabeelle Oo Shaacisay Kuraas Doorashadooda La Qaban Rabo Guddiga hirgelinta dooorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa shaaciyay 11 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka oo dhawaan doorashadooda la qabanayo. Kuraasta doorashadooda la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Magacyada Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiyo Kuraasta Golaha Shacabka Ee Doorashadooda La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyay 21-kursi oo dhawaan doorashadoodu ay ka dhaceyso galmudug. Kuraastaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka waqtigoodu dhamaaday ee 10-aad.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta dooorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug, ayaa shaaciyay 21 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka oo dhawaan doorashadooda la qabanayo. Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah kuraas ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga FEIT Oo Doortay Guddoomiye Cusub Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu doortay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Heer federaal ee dalka. Doorashadaan oo ay kuwada tartameen musharixiinta kala ah Muuse Geelle Yuusuf iyo Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadan, ayaa Muuse…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Halka Ay Kala Yaalaan Kuraasta Golaha Shacabka iyo Caqabadda 40-ka Maalin Waxaa maanta bilaabanaya mudada 40-ka cisho ah ee loo qabtay in lagu soo gabagabeeyo doorashada golaha shacabka baarlamanka 11-aad. Ilaa iyo hadda waxaa la doorto in ka yar 35 kursi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga FEIT Oo Maanta Guddoomiye Dooranaya Guddiga hirgelinta doorashada heer federaal ayaa maanta oo sabti ah lagu wadaa in magaalada muqdisho lagu doorto guddoomiyaha guddiga doorashooyinka FEIT. Maxamed Xasan Cirro, oo ahaa guddoomiyihii hore ee guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya oo Kalsoonida Kala Noqotay Madaxa “WHO”” Tedros Adhanom Maamulka Abiy Axmed ayaa khamiistii cabasho rasmi ah u diray hey’adda caafimaadka adduunka ee “WHO” iyada oo agaasimaheeda guud ku eedeysay “Dhaqan xumo” kadib markii uu si joogta ah u…