2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga FACT CHECK: Farmaajo oo Ka Been-sheegayo Diyaar-garowga Soomaaliya ee Xubinnimada Golaha Ammaanka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo hadda hal sano oo aan sharciyad aheyn fadhiya Villa Somalia, inuu ku sheego khudbad isniintii uu jeediyey in xilligan ay Soomaaliya diyaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga SAWIRO: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo duhurnimadii maanta ka dhacay wadada 21- october ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo degmada Waaberi ee gobalka banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xooggan ka dhacay wadada 21-october. Qarax ayaa la sheegay in uu ka dambeyay gaari laga…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaabkee Ayey Dhinacyada Isugu Diyaariyeen Dibad-baxa Khamiista?! Waxaa berri oo khamiis ah la filayaa in caasimadda Muqdisho lagu qabto dibad-bax lagu taageerayo hoggaanka ra’isul wasaare Rooble ee dhanka doorashada, loogana soo horjeedo Farmaajo, arrintan ayaa dhalisay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isimada Puntland Oo Go’aan Ka Soo Saaay Khilaafka Deni iyo Reer Diyaano Isimada maamulka Puntland oo tan iyo dagaalkii ka dhacay magaalada Boosaaso waanwaan ka dhex waday madaxweyne Deni iyo agaasimaha hay’adda PSF ayaa go’aan ka soo saaray dagaalki 21–23 December sanadkii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Ku Hanjabay In Uu Cunaqabateynayo Siyaasiyiinta Hortaagan Doorashada Dalka Wasaaradda arrimaha dibadda mareykanka ayaa ku hanjabtay in ay cunaqabateyn ku soo rogi doonto dadka daahinaya doorashooyinka soomaaliya. Mareykanka ayaa ugu horeyn soo dhaweeyay heshiiskii dahwaan ay gaareen madaxda golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo Baaq Adag U Dirtay Siyaasiyiinta Soomaaliya Beeshaa caalamka ayaa sheegtay in go’aanadii ka soo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka, ay ahaayen kuwa loo baahnaa oo dib loogu habenynayay howlaha dooashada. Wa-saxaxafadeed ka soo baxay beesha caalamka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Mareykanka Oo Xil Muhiim U Magacaabay Wiil Soomaali Ah Xamsa Warfaa oo ah muwaadin soomaali-mareykan ayaa madaxweynaha mareykanka Joe Biden u magacaabay latiliye sare oo dhinaca dimuqraaddiyadda iyo xuquuqda aadanaha ee wasaaradda arrimaha dibadda, Wiilkan ayaa 1990-meeyadii mareykanka ku…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariye Sharmaarke : CID Waxeey I Weydiisay Xabadda Kugu Dhacday Xanuun Miyaa! Askari katirsan ciidamada dowladda ayaa 20-kii bishii march sanadkii tagay 2021 dhaawac u geeystay wariye Sharma’arke Cabdinuur Weheliye, oo ka tirsan howla wadeenada Goobjoog kaas oo aan tan iyo xilligaan aanan helin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Toogasho Ku Fulisay Askari Ka Tirsan Ciidaamada Maxkamadda ciidamada qalabka side qeybteeda 27-aad ayaa maanta oo isniin ah xukun qisaas ah ku fulisay dable ciidanka xoogga dalka Cabdi Xuseen Maxamuud Xasan “Dhafoor” kaas oo horay dil ugu…