3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha WARBIXIN: Cristiano Ronaldo oo ku wajahan Barcelona, sababta uu uga tago Man United, shaqsiga dhex-dhexaadinaya CR7 & Barca iyo inuu qorsheynayo inuu dago Guriga Messi ee Barcelona! Warka ugu weyn suuqa kala iibsiga xiddigaha ayaa soo ifbaxay saacadihii ugu dambeeyey, iyadoo suuqa kala iibsiga xiddigaha dib loo furi doono bisha Janaayo, Cristiano Ronaldo ayaana la soo warinayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fact Check: Yaasiin Fareey oo Ka Been-sheegay Xabsiga Roobow! Ku-simaha hey’adda NISA, Yaasiin Fareey oo ka jawaabayey warqad uu wasiirka amniga Cabdullahi Nuur uga dalbaday ka warbixinta xaaladda Mukhtaar Roobow oo horay u ahaa ninka 2-aad ee Al-shabaab ayaa…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Shantii Afgambi Ee Sanadkaan Ka Dhacay Qaaradda Afrika Sanadkaan sii dhamaanaya ee 2021 waxa uu kamid noqday sanadaha taariikhda reebay kaas oo ay qaaradda Afrika ay wajahday afgambiyo fara badan kuwaas oo qaar ka mid ah dhiig ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga NISA: Mukhtaar Roobow Waxaa Bil Walba Nooga Baxdo $7000 Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa wasiirka Amniga u soo gudbisay warbixinta afhayeenkii hore ee ururka al-shabaab Muykhtaar Roobow, kaas oo wasiirka ka dalbaday hay’adda in ay warbixintaasa keento.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta: Baaris iyo Dacwad Deg-Deg Ah Halagu Soo Ogoo Farmaajo Golaha midawga musharixiinta ayaa bayaan ka soo saaray afgambigii shalay ay sheegtay xukuumadda in dalka lagu soo qaaday balse uu fashilmay. Midawga ayaa sheegay in wax aad looga xumaado uu…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Waalaca Caalamka Uu Ka Muujinayo Xiisadda Ka Taagan Soomaaliya Waxaa isa soo taraya baaqyada wakiilada iyo siyaasiyiinta caalamiga ah ee ku aaddan xasaradda saacadihi la soo dhaafay ka taagan dalka. Waaxda wasaaradda arimaha dibadda mareykanka u qaabilsan arrimaha afrika…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Doorashada Lix Kursi Oo Ka Socota Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Jubbaland waxaa saaka ka socda doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka. Lix ka mid ah kuraasta dowlad gobaleedka Jubbaland ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka: Aad Ayaan Uga Walaac Sannahay Xaaladda Soomaaliya! Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay xaaladda siyaasadeed ee saacadihi la soo dhaafay ka taagan gudaha dalka. War-saxaafadeed ay soo saareen saaxiibada caalamka ayaa lagu sheegay in ay aad uga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble: Ciidamada Farmaajo Maka Amar Qaadan Karaan! Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble oo gordhaw shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in dalka maanta uu ka badbaaday afgambi ciidan oo uu sameeyay Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheikh: Waxaan Cambaareynayaa Afgambiga Milatari Ee Uu Isku Dayay Madaxweynihii Hore Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa cambaareyay weerarka lagu qaaday xafiiska ra’iisul wasaaraha kaas oo ciidamada ka amar qaata Farmaajo ay damceen in shaqada laga hor istaago ra’iisul…