1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mahdi Guuleed: Waxa aan ahay “Tabliiqi Nabadeed”. Waxaa aan labada oday ugu baaqayaa in ay dalka caymadiyaan. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ugu baaqay labada xafiis ee ugu saareyso dalka in ay dejiyaan xaaladda kacsan. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha: Tallabooyinkaan Wixii Ka Dhasha Waxaa Qaadaya Madaxweynihii Hore Dalka Farmaajo War ka soo baxay Xafiiska ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga jawaabay shaqa ka joojinta wasiirka koowaad ee dalka xalay uu ku sameeyay Farmaajo. Warka ka soo baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Xafiiska Rooble Ayaa Noo Balan Ah Hogaamiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa talaabo qar iska tuurnimo ah ku tilmaamay go’aanka xalay xilli dambe ka soo baxay xafiiska madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Warsame…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Al-cadaalla : Waxa Socda Saaka Waa Afgambi Dadban Mase Guulaysanayo Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaalla ayaa sheegay in talaabada ciidamada lagu dhigay afafka hore ee xafiiska ra’iisul wasaaraha ay tahay mid afgambi ah . Qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ka Hakinta Shaqada Kadib, Rooble oo Lala Wareegay Xafiikiisa Wararka ka imaanaya gudaha Villa Somalia ayaa sheegaya in la xiray xafiiska ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble, loona diiday isaga iyo shaqaalahaba iney tagaan, arrintan ayaa imaaneysa saacado kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Sheegay In Uu Shaqada Uu Ka Joojiyay Rooble Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa wareegta uu soo saaray ku shaaciyay in uu shaqadii ka joojiyay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Farmaajo ayaa sheegay in Rooble ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Iyo Ingiriiska: Waxaan Taageereynaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa taageray shirka uu ra’iisul wasaare Rooble isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedayda dalka si looga tashado horusocod siinta howlaha doorashada. Safaaradda mareykanka ee fadhigeedu yahay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wakiilada Caalamka Oo Rooble Ku Taageray Qorshahiisa Doorashada Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan dhanka fogaan aragga ah la qaatay wakiilada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho. Kulanka oo diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Waxay Diyaar U Tahay Ka Qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga Ee Uu Hogaaminayo Rooble Maamulka Jubbaland ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aaddan shirka golaha wadatashiga qaranka ee uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. War-saxaafadeedka ka soo baxay madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdi Xaashi: Hadalka Mursal Ma Ahan Mid Sharciyad Leh Guddomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillahi ayaa mid baalmarsan sharciga ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray guddomiyaha golaga shacabka ee waqtigoodu dhamaaday. Cabdi Xaashi ayaa sidoo kale ugu baaqay Golaha…